Aas qaran oo Magaalada Hargaysa loogu sameeyey Gudoomiye ku xigeenkii Baanka Dhexe ee Somaliland...

0
Monday May 03, 2021 - 00:05:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 503
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aas qaran oo Magaalada Hargaysa loogu sameeyey Gudoomiye ku xigeenkii Baanka Dhexe ee Somaliland...

    Aas qaran oo Magaalada Hargaysa loogu sameeyey Gudoomiye ku xigeenkii Baanka Dhexe ee Somaliland...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aas qaran oo Magaalada Hargaysa loogu sameeyey Gudoomiye ku xigeenkii Baanka Dhexe ee Somaliland...

Hargeysa(Xogreebnews)-Alla Ha u Naxariiste Waxa Maanta Magaalada Hargeysa aas-qaran oo Balaadhan loogu sameeyey Gudoomiye ku xigeenka Banka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland Professor Cumar Aw Yuusuf oo shalay ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
Marxuumka ayaa ahaa Khabiir ku takhakhusay dhaqaalaha iyo xisaabaadka Banka. Masuuliyiinta Baanka iyo Masuuliyiin kale oo aqoon u laha Marxuumka ayaa Tacsi Tiiraanyo badan u diray qoyska iyo Qaranka uu ka baxay Marxuumka Cumar Aw Yuusuf.


Daawo.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured