Waalidiinta Arday loo Haysto Burburkii Dugsiga Nuradiin oo ka Dayriyay Xaalada Carruurtooda oo Xidhan, Sheegayna in Loo Diiday...

0
Monday May 03, 2021 - 00:41:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 470
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Waalidiinta Arday loo Haysto Burburkii Dugsiga Nuradiin oo ka Dayriyay Xaalada Carruurtooda oo Xidhan, Sheegayna in Loo Diiday...

    Waalidiinta Arday loo Haysto Burburkii Dugsiga Nuradiin oo ka Dayriyay Xaalada Carruurtooda oo Xidhan, Sheegayna in Loo Diiday...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waalidiinta Arday loo Haysto Burburkii Dugsiga Nuradiin oo ka Dayriyay Xaalada Carruurtooda oo Xidhan, Sheegayna in Loo Diiday...
Hargeysa (Xogreebnews)-Waalidiinta 6 arday oo loo haysto in ay abaabuleen rabshadihii dugsiga Nuradiin ee magaalada Hargaysa ka dhacay 3, Maarso, ayaa sheegay in loo diiday in ay carruurtooda xabsiga ku booqdaan.
 
Waxaa sidan ku oyday hooyada mid ka mida ardayda xidhan."Wiilkaygu macaan ayuu qabaa, waala katiinadeeyay, jeebeeyay, oo wuu silcayaa”
 
Ehelada ardaygan ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada boolisku ay ka hor istaageen in ay xabsiga dhakhtar iyo dawooyin ugu geeyaan.
Walidiinta ayaa ku cawday in caruurtoodu ay dugsiga Nuradin u xidhan yihiin muddo bil ah isla markaana la soo qabtay iyagoo dirayskii xidhan oo imtaxaan ku jira.
 
Waxay waalidintu ku andacoodeen in ilaa iyo hadda anay jirin eedo ka dhan ah ubad kooda oo la horgeeyay laamaha garsoorka.
 
3 bishii Maarso ayay ahayd markii arday ka gadooday, khilaaf soo kala dhexgalay arday dugsiga wax ka barta iyo maamulka dugsiga ay burbur laxaadle u gaysteen dugsiga, iyadoo markii danbe 6 arday loo xidhay dhacdadaasi.
 
Waalidiinta ardaydan ayaa maanta la hadlay muuq-baahiyaha Codka Bariga Afrika.

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured