Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo soo Dhoweyn Balaadhan ku Qaabilay Wasiirku xigeenka Caafimaadka JSL oo Booqday Safaarada Somaliland ee Jabuuti...

0
Wednesday May 05, 2021 - 00:58:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 468
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo soo Dhoweyn Balaadhan ku Qaabilay Wasiirku xigeenka Caafimaadka JSL oo Booqday Safaarada Somaliland ee Jabuuti...

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo soo Dhoweyn Balaadhan ku Qaabilay Wasiirku xigeenka Caafimaadka JSL oo Booqday Safaarada Somaliland ee Jabuuti...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo soo Dhoweyn Balaadhan ku Qaabilay Wasiirku xigeenka Caafimaadka JSL oo Booqday Safaarada Somaliland ee Jabuuti...

Jabuuti(Xogreebnews- Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa Xarunta Safaarada Somaliland ee Jabuuti kusoo dhoweeyey Wasiirku xigeenka Caafimaadka ee Somaliland Md. Mahdi Cismaan Buuri oo safar shaqo ku jooga dalkaas.
Wasiirku xigeenka ayaa Safiirka uga mahadceliyey soo dhoweynta Balaadhan ee u sameeyey. Sidoo kale waxa uu Safiirku sheegay inuu ku faraxsan yahay sida ay u qalabaynsan tahay Safaarada oo u sheegay in guul Diblumaasiyadeed oo weyn usoo hoysay Qaranka JSL.


Dhinaca kale, Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa Wasiir ku xigeenka Warbixinka siiyey qaybaha ay ka kooban tahay.
Daawo muuqaalka warka.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured