Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Oo Ka Hadlay Doorashada Ka Dhacday Dalka Iyo Isbahaysiga Laba Xisbi Mucaarid.

0
Wednesday June 09, 2021 - 01:58:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 467
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Oo Ka Hadlay Doorashada Ka Dhacday Dalka Iyo Isbahaysiga Laba Xisbi Mucaarid.

    Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Oo Ka Hadlay Doorashada Ka Dhacday Dalka Iyo Isbahaysiga Laba Xisbi Mucaarid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Oo Ka Hadlay Doorashada Ka Dhacday Dalka Iyo Isbahaysiga Laba Xisbi Mucaarid.

Madaxwaynihii Hore Ee jamhuuriyada somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa ka hadlay doorashada somaliland ka dhacay ee golayaasha wakiilada iyo deeganka isagoo bogaadiyay shacabka iyo asxabta dalka ee sida nabdoon uga qaybgalay doorashada.

Sidoo kale Ex madaxwayne daahir riyaale ayaa ka hadlay sida uu u arka isbahaysiga xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo ucid oo isku bahaystay sidii ay iskugu xulafaysan lahaayeen doorashada shir gudoonka golaha wakiilada iyo maayarada dalka

Dhanka kale madaxwayne daahir riyaale ayaa talooyin usoo jeediyay xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadaba.

 

 

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured