Wararkii u Dambeeyey iyo Maayirnimada Magaalada Hargeysa... Madaxweyne Muuse Biixi oo Aqbalay Maayirnimada Cabdikariin Axmed mooge iyo Ku Xigeenka oo laga dhigaayo Xildhibaan Siciid Jaamac...

0
Wednesday June 09, 2021 - 18:21:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 601
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii u Dambeeyey iyo Maayirnimada Magaalada Hargeysa... Madaxweyne Muuse Biixi oo Aqbalay Maayirnimada Cabdikariin Axmed mooge iyo Ku Xigeenka oo laga dhigaayo Xildhibaan Siciid Jaamac...

    Wararkii u Dambeeyey iyo Maayirnimada Magaalada Hargeysa... Madaxweyne Muuse Biixi oo Aqbalay Maayirnimada Cabdikariin Axmed mooge iyo Ku Xigeenka oo laga dhigaayo Xildhibaan Siciid Jaamac...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararkii u Dambeeyey iyo Maayirnimada Magaalada Hargeysa... Madaxweyne Muuse Biixi oo Aqbalay Maayirnimada Cabdikariin Axmed mooge iyo Ku Xigeenka oo laga dhigaayo Xildhibaan Siciid Jaamac...
Hargeysa(Xogreebnews)- Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo u dhuun-daloola qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegaya in Xukuumada Somaliland ee u gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ogolaatay inuu Cabdikariin Axmed Mooge noqdo Maayirka Caasimada Hargaysa.
Wararka ay heshay Shabakada Xogreebnews waxay sheegeen in Maanta Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Xildhibaan Cabdikariin Axmed mooge yeesheen Kulan albaabadu u xidhnaayeen, kulankaas ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Xildhibaan waxay si weyn isaggu laab-xaadheen, isla markaana waxa uu Madaxweynuhuu go'aansaday inuu hankiisa aanu dhibsan kuna garab istaago Maayirnimada Hargeysa Xildhibaan Cabdikariin Axmed Mooge.
Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay waxay Shabakada Xogreebnews u sheegeen Madaxweynaha iyo Maayir Mooge isla Qaateen inuu noqdo Cabdikariin Maayirka Caasimada Hargaysa, halka Maayir Ku xigeenkana loo qorsheeyey inuu Noqdo Xildhibaan Siciid Jaama oo isagga laftiisu markii hore lahaa han Maayirnimo, balse hada ogoladay siday tibaaxeen Ilo Xog-ogaal ahi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured