Wararkii u Dambeeyey iyo Maayirnimada Berbera... Maayir Cidin ka Berbera oo Dareer-saday Aqlabiyada Xildhibaanada golaha Deegaanka ee Cusub iyo xogihii u dambeeyey....

0
Wednesday June 09, 2021 - 18:50:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 493
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii u Dambeeyey iyo Maayirnimada Berbera... Maayir Cidin ka Berbera oo Dareer-saday Aqlabiyada Xildhibaanada golaha Deegaanka ee Cusub iyo xogihii u dambeeyey....

    Wararkii u Dambeeyey iyo Maayirnimada Berbera... Maayir Cidin ka Berbera oo Dareer-saday Aqlabiyada Xildhibaanada golaha Deegaanka ee Cusub iyo xogihii u dambeeyey....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararkii u Dambeeyey iyo Maayirnimada Berbera... Maayir Cidin ka Berbera oo Dareer-saday Aqlabiyada Xildhibaanada golaha Deegaanka ee Cusub iyo xogihii u dambeeyey....
Berbera(Xogreebnews)- ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ay heshay Shabakada Xogreebnews, ayaa Sheegay in Maayirkii hore ee Magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Cidin, ahna Musharax Markale u taagan Maayirnimada Berbera uu haysto Aqlabiyada Xildhibaan Deegaanka degmada Berbera. 
Wararku waxay sheegeen in Maayir Cidin kasbaday Aqlabiyada Xildhibaanada, isla markaana uu soo idlaaday kulano-gooni gooniya, kuwasoo uu maayirku ku guulaystay inuu hanto Xildhibaanada golaha Deegaanka degmada Berbera Aqlabiyadoodii.
La soco Xogreebnews wixii kasoo Kordha. 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured