Guddida Doorashooyinka Oo Maxkamadda Sare U Gudbiyay Natiijada Hordhaca Ah Ee Doorashada!

0
Thursday June 10, 2021 - 19:05:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 445
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Doorashooyinka Oo Maxkamadda Sare U Gudbiyay Natiijada Hordhaca Ah Ee Doorashada!

    Guddida Doorashooyinka Oo Maxkamadda Sare U Gudbiyay Natiijada Hordhaca Ah Ee Doorashada!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddida Doorashooyinka Oo Maxkamadda Sare U Gudbiyay Natiijada Hordhaca Ah Ee Doorashada!

Hargeysa(Xogreebnews-Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta natiijada hordhaca ah ee Doorashadii Golaha Wakiillada Somaliland u gudbiyay Maxkamadda sare.

"Sida xeerku uu tilmaamayo waxa ay maxkamaddu hubinaysaa in wax cabashooyin ah oo xeerka waafaqsani ay jiraan, inta aanay Maxkamadda Sare ku dhawaaqin go’aanka rasmiga ah ee ay ku ansixinayso natiijada kama dambaynta ah ee doorashada golaha Wakiillada Somaliland”

 

 

Geesta kale guddida doorashooyinku waxa ay Maxkamadda sare u gudbiyeem 20 degmo doorasho natiijadoodii hordhaca ahayd.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured