Muxuu Daaranaa Kulan-kii Uu M/Wayne Muuse Biixi Ugu Yeedhay Golaha Deegaan-ka Hargeysa Ee La Doortay Uu Hor-moodka U Yahay Mudane C/Kariim Axmed Mooge ?. Qalinkii Cabdirisaq Suudi Nuur.

0
Thursday June 10, 2021 - 19:34:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Daaranaa Kulan-kii Uu M/Wayne Muuse Biixi Ugu Yeedhay Golaha Deegaan-ka Hargeysa Ee La Doortay Uu Hor-moodka U Yahay Mudane C/Kariim Axmed Mooge ?. Qalinkii Cabdirisaq Suudi Nuur.

    Muxuu Daaranaa Kulan-kii Uu M/Wayne Muuse Biixi Ugu Yeedhay Golaha Deegaan-ka Hargeysa Ee La Doortay Uu Hor-moodka U Yahay Mudane C/Kariim Axmed Mooge ?. Qalinkii Cabdirisaq Suudi Nuur.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muxuu Daaranaa Kulan-kii Uu M/Wayne Muuse Biixi Ugu Yeedhay Golaha Deegaan-ka Hargeysa Ee La Doortay Uu Hor-moodka U Yahay Mudane C/Kariim Axmed Mooge ?. Qalinkii Cabdirisaq Suudi Nuur.
Sanadkii  2006-kii  Dawladdii  Ku  Meel  Gaadhka  Ahayd  Ee  Uu  M/Waynaha  Ka  Ahaa  AUN  Cabdullaahi  Yuusuf  Axmed,
Fadhigeedu  Wuxuu  Ahaa  Magaalada  Baydhabo,  Muqdisho-na  Waxaa  Qabsaday  Ciidamadii  Maxaakiim-ta  Oo  Dawladda  Ka  Soo  Hor-jeeday.
AUN  Cismaan  Xasan  Cali ( Caato)  Oo  Ka  Mid  Ahaan  Jiray  Hogaamiye  Kooxeed-yadii  Muqdisho  Oo  Ciidan  Laxaad  Leh  Haystay  &  Hub  Aad  U  Tiro  Badan  &  Gaadiid-ka  Dagaalka.
Ayaa  Wuxuu  Isla  Xilligaas  Cismaan  Caato  Ku  Sugnaa  Magaalada  Baydhabo Waxaanu  Ahaa  Wasiirka  Hawlaha  Guud  Gaadiidka  &  Guyi-yaynta  Ee  Dawladii  Cabdullaahi  Yuusuf.
Waxaanu  Amar  Ku  Bixiyay  In  Hubkii  Muqdisho  U  Yaallay,  Gaadiid-kiisii  Dagaalka  & Ciidamadii-siiba  Lagu  Wareejiyo  Ciidamadii  Maxkamadaha.
C/Salaam  Hereri  Oo  Markaa  Ka  Tirsanaa  Laanta  Afka  Soomaaliga  Ee  Idaacada  BBC-da  Ayaa  Cismaan  Caato  Waydiiyay  Su'aal  Ahayd.


Sidee  Ayaad  ISU  Waafajin  Kartaa  Adigoo  Wasiir  Ka  Ah  Dawlada  Ku  Meel  Gaadh-ka  Ah  In  Aad  Hubkaagii,  Ciidan-kaagii,  &  Gaadiid-kaagii  Dagaalka,  Ku  Wareejiso  Ciidamo  Dagaal  Kula  Jira  Dawlada  Aad  Ka  Tirsan-tahay,  
Nuxurka  Qoraal-kuna  Wuxuu  Ku  Saabsan-yahay  In  Siyaasiyiin-ta  Somaliland  Ay  Fahmaan  Jawaab-tii  Uu  Cismaan  Caato  Bixiyay,
Cismaan  Caato  Wuxuu  Ku  Jawaabay           C/Salaanoow  Siyaasadu  Waa  Dabayl  Xoog  Badan,  Dabaysha  Xooga  Badana  Lagama  Hor-tago  Ee  Marba  Dhinaca  Ay  U  Socoto  Ayaa Loo  Raacaa,
Hadaba  Markii  Uu  M/Wayne  Muuse  Biixi  Idiin  Yeedhay  Idina  Aad  Ajiibteen  Uu  Ku  Saxsanaa  Waxaanu  Isticmaalay  Qaacidadii,
Uu  Hore  U  Isticmaalay  Cismaan  Caato  Ee  Ahayd  In  Dabaysha  Socota  Aanu  Isku  Dayin  In  Uu  Ka  Hor  Tago  Ee  Uu  Dabaysha  U  Raaco  Dhinaca  Ay  U  Socoto, 
Sidaa  Darteed  C/Kariim  Axmed  Mooge  Waxaan  Leeyahay  Taageerayaashaa-dii  Tirada  Badnaa  Kuma  Laha  M/Waynaha  Iyo  Xukuumada  La  Collow,
Sidoo  Kale-na  Waxay  Ogyihiin  In  Ay  Muhiim  Tahay  Wada  Shaqayn-ta  Dawlada  Dhexe  Iyo  Dawladaha  Hoose  Oo  Waatii  Hore  Loo  Yidhi  Gacmo  Wada-jirbay  Wax  Ku  Gooyaan,
Waxaana  Ummadan  Somaliland  Ay  In  Badan Arkeen  Meyaro  La  Doortay  Oo  Codka  Shacab-ka  Ku  Yimid  Ka  Dib-na  Ku  Dhacay  Jeebka  M/Waynaha  Markaa  Xilka  Haya  Oo  La  Baafinayo  Meel  Ay  Jaan  &  Cidhin  Dhigeen,
Sidaa  Darteed  Adiga  Iyo  Mudanayaasha  Kaleba  Ummadu  Waxay  Idinka  Sugaysaa  In  Aad  Wax  Ka  Qabataan Baahiyaad-ka  Daruuriga  Ah  Ee  Taagan  &  In  Aydun  Faham-taan  Wixii  Khaldanaa  Si  Aydun  U  Saxdaan  Insha'allah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured