Siyaasi Cali Guray oo ka Faallooday Musharaxiinta ku Loolamaya Maayirnimada Hargeysa iyo Cida Haysata Aqlabiyada Xildhibaanada Cusub...

0
Thursday June 10, 2021 - 23:15:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 451
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Cali Guray oo ka Faallooday Musharaxiinta ku Loolamaya Maayirnimada Hargeysa iyo Cida Haysata Aqlabiyada Xildhibaanada Cusub...

    Siyaasi Cali Guray oo ka Faallooday Musharaxiinta ku Loolamaya Maayirnimada Hargeysa iyo Cida Haysata Aqlabiyada Xildhibaanada Cusub...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Cali Guray oo ka Faallooday Musharaxiinta ku Loolamaya Maayirnimada Hargeysa iyo Cida Haysata Aqlabiyada Xildhibaanada Cusub...
Hargeysa(Xogreebnews)- "Ilaa hadda sadexdan ayaa isku soo hadhay in kasta oo Cabdiraxmaan Sotelco aanu marna saxaafadda ku faafin hadana waa Gudoomiyaha golihii hore oo hadda iyagu meesha ka baxay balse uu Cabdiraxmaan isagu ku guulaystay in mar kale dib loo soo doorto. Gaar ahaan xubinta keliya ee xubno ka mid ah xubnaha cusub ee la soo doortay ay si cad u shaaciyeen in ay ku taageersan yihiin in uu qabto xilka Gudoomiyaha Golaha Degaanka Caasimaddu waa Cabdikariim Axmed Mooge oo ay isku raacsan yihiin ilaa hadda 8 xubnood. Keliya waxaba ka dhiman hal xubin oo kale.
Sidan oo kale marka ay xaaladdu noqoto waxa dhici karta in aan tartanba ka dhicin ee 17 xubnoodba ay isku raaci doonaan Gudoomiye iyo Ku xigeen ay isla ogol yihiin
Dhamaantood". 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured