"Waar Cigaalow Xageed U Carartay Waa Bakayle" Jamaal Cali Xuseen.

0
Friday June 11, 2021 - 20:35:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 416
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waar Cigaalow Xageed U Carartay Waa Bakayle" Jamaal Cali Xuseen.

    "Waar Cigaalow Xageed U Carartay Waa Bakayle" Jamaal Cali Xuseen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waar Cigaalow Xageed U Carartay Waa Bakayle" Jamaal Cali Xuseen.
Hareysa(Xogreebnews)Ninkii Cigaal Shidaad la odhan jiray baa loo yimi oo lagu yidhi waar ina keen dad iyo duunyaba Libaax halkeer joogga ayaa madhiyaye ina mari aad colka raacdide. Cigaal Shidaad baa tafo xaytayoo warankiisii soo qaatay. 
Iyagoo socdaalkii Libaaxa lagu raadinayey ku dhex jira ayaa uu Bakayle meel hortiisa ah ka boodayaa. Ninkii Cigaal Shidaad baa dib u cararaya. Kolkaasay raggii ku odhanayaan " Waar Cigaalow xageed u carartay waa Bakayle" kolkaasuu Cigaal Shidaad odhanayaa " Warankii Bakaylaha dilayey ayaan doonanaya." Kolkaasay intay raggii Qoslaan odhanayaan " Oo sowtaynu u soconay inaynu Libaax soo dilno".


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured