War Weyn: Xildhibaan Siciid Cudhay oo u Tanaasulay Maayirka Aqlabiyada Shacabka Caasimaddu u Doorteen Cabdikariin Axmed Mooge...

0
Friday June 11, 2021 - 20:39:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 359
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Weyn: Xildhibaan Siciid Cudhay oo u Tanaasulay Maayirka Aqlabiyada Shacabka Caasimaddu u Doorteen Cabdikariin Axmed Mooge...

    War Weyn: Xildhibaan Siciid Cudhay oo u Tanaasulay Maayirka Aqlabiyada Shacabka Caasimaddu u Doorteen Cabdikariin Axmed Mooge...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Weyn: Xildhibaan Siciid Cudhay oo u Tanaasulay Maayirka Aqlabiyada Shacabka Caasimaddu u Doorteen Cabdikariin Axmed Mooge...
Hargeysa(Xogreebnews)- Xildhibaan Siciid Cudhay, oo kamid ah mudanayaasha golaha Deegaanka degmada Hargeysa, oo hore u Shaaciyey inuu u taagan yahay Musharax Maayir oo u tartamaya Maayirnimada Hargeysa, ayaa maanta si rasmiya ugu Tanaasulay Musharax Maayir Xildhibaan Cabdikariin Axmed mooge oo ah Musharaxa haysta Aqlabiyada Shacabka Caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Musharax cudhay oo kasoo baxay Ucid, ayaa sheegay inuu dhisaayo, isla markaana garab taagan yahay maayir Cabdikariin Axmed mooge.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured