Xisbiga WADDANI Oo Qaddo Sharef Ku Maamuusay Xildhibaannadda Goleyaasha Deegaannadda Ee Degmooyinka Burco Iyo Hargeysa...

0
Saturday June 12, 2021 - 18:35:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 566
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga WADDANI Oo Qaddo Sharef Ku Maamuusay Xildhibaannadda Goleyaasha Deegaannadda Ee Degmooyinka Burco Iyo Hargeysa...

    Xisbiga WADDANI Oo Qaddo Sharef Ku Maamuusay Xildhibaannadda Goleyaasha Deegaannadda Ee Degmooyinka Burco Iyo Hargeysa...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga WADDANI Oo Qaddo Sharef Ku Maamuusay Xildhibaannadda Goleyaasha Deegaannadda Ee Degmooyinka Burco Iyo Hargeysa...
Hargeysa (Xogreebnews)- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa Munaasibad qado sharaf ah u sameeyey xildhibaannada ka soo baxay goleyaasha deegaanka ee degmada Hargeisa iyo degmada Burco ee xisbiyada UCID iyo WADDANI.
Munaasibadda waxa lagu shaaciyey musharraxa labada Xisbi isku raaceen ee maayarka caasimadda oo loo doortay Cabdikariin Axmed Mooge halka ku xigeenkana la isla gartay inuu noqdo Khadar Axmed Cumar.
Geesta kale waxa goobta lagu shaaciyey musharrixiinta ay labada Xisbi isku raaceen ee  maayarka degmada Burco oo loo doortay Cabdirisaaq Hero iyo Ku xigeenkiisa oo loo doortay Mukhtaar Cabdi Maxamed.
Waxaana sidaas ku dhawaaqay siyaasi Ismaaciil Yare oo ka mid ah Guddida Isbahaysiga labada Xisbi mucaarad ee WADDANI iyo UCID.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured