"Waxaan Maqlayay Qaar KULMIYE Ah Oo Leh is-bahaysigu Waa Xaaran, Ma Berigaas Ayuu Xalaal Ahaa" Guddoomiye CIRRO.

0
Saturday June 12, 2021 - 20:24:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaan Maqlayay Qaar KULMIYE Ah Oo Leh is-bahaysigu Waa Xaaran, Ma Berigaas Ayuu Xalaal Ahaa" Guddoomiye CIRRO.

    "Waxaan Maqlayay Qaar KULMIYE Ah Oo Leh is-bahaysigu Waa Xaaran, Ma Berigaas Ayuu Xalaal Ahaa" Guddoomiye CIRRO.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaan Maqlayay Qaar KULMIYE Ah Oo Leh is-bahaysigu Waa Xaaran, Ma Berigaas Ayuu Xalaal Ahaa" Guddoomiye CIRRO.
Hargeysa(Xogreebnews)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan-CIRRO), ayaa sheegay is-bedelkii ay umaddu u codeysay uu  marag u yahay dhalinyarada aan u sharaxnay. 
Sidaa waxa lagu sheegay hadhimo sharafeed lagu maamuusay Golayaasha deegaanada Maroodi-jeex iyo Burco oo  maanta lagu qabtay Magaalada Hargeysa.
"Is-bedelka ay umaddu u codeysay waxa marag ka ah dhalinyarada aan maayarada iyo maayir kuxigeenada, oo aad arkeysaan inta ay da’adoodu leeg tahay….waa is-bedelkii dhabta ahaa ee ay umaddu codeysay”. Ayuu yidhi Cabdiraxmaan-CIRRO oo ka hadlayay Casuumadaasi. 
Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi"Waxaan maqlayay qaar KULMIYE ah oo leh is-bahaysigu waa xaaran,ma berigaas ayuu xalaal ahaa”.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured