Dhismaha Dekeda cusub ee Maydh oo Si Hab-Sami leh u socda iyo Kormeerka Masuuliyiinta Gobolka Sanaag Sanaag sameeyeen...

0
Sunday June 13, 2021 - 01:21:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 829
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhismaha Dekeda cusub ee Maydh oo Si Hab-Sami leh u socda iyo Kormeerka Masuuliyiinta Gobolka Sanaag Sanaag sameeyeen...

    Dhismaha Dekeda cusub ee Maydh oo Si Hab-Sami leh u socda iyo Kormeerka Masuuliyiinta Gobolka Sanaag Sanaag sameeyeen...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhismaha Dekeda cusub ee Maydh oo Si Hab-Sami leh u socda iyo Kormeerka Masuuliyiinta Gobolka Sanaag Sanaag sameeyeen...
Maydh(Xogreebnews)-dhismaha Dekeda cusub ee Maydh, ayaa Marayaa meel wanaagsan, waxana hada si habsami leh u socda Dhismaha Dekeda cusub.
Dhismaha Dekeda cusub ee Maydh, ayaa ah mid kaluumaysi oo loogu talo-galay inay kusoo xidhaan Doon-yaha noocyadiisa kala duwan, iyadoo ay kusoo xidhan karaan doonyaha sida Badeecada iyo kuwa Kaluunka.
Dhismaha Dekeda cusub ee Maydh, ayaa waxa maalgelisaysa Xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland ee u gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, iyadoo laga maalgeliyey Sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF. 
Bilowgii Sanaadkan, ayey ahayd markii ay Dhismaha Dekeda cusub ee Maydh soo Dhagax-dhigeen, wafti Balaadhan oo ay hoggaaminayeen Wasiirka Beeraha Somaliland Md. Siciid Sulub iyo Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi. 
Waxanay hada ku dhow dahay Dekeda Maydh oo dhismaheedu Marayaa kala badh. Dhismaha Dekeda cusub ee Maydh ayaa waxa maanta soo korneeray Badhasaabka Gobolka Sanaag iyo wafti Balaadhan oo u hoggaaminayo. 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured