War Deg Deg Ah; Cabdiraxmaan Soltelco Oo Hada Shaaciyay In Uu Ka Tanaasulay Hankiisii Maayarnimo,Muxuse Ka Yidhi Cabdikariim Axmed Mooge!.

0
Sunday June 13, 2021 - 18:14:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 691
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah; Cabdiraxmaan Soltelco Oo Hada Shaaciyay In Uu Ka Tanaasulay Hankiisii Maayarnimo,Muxuse Ka Yidhi Cabdikariim Axmed Mooge!.

    War Deg Deg Ah; Cabdiraxmaan Soltelco Oo Hada Shaaciyay In Uu Ka Tanaasulay Hankiisii Maayarnimo,Muxuse Ka Yidhi Cabdikariim Axmed Mooge!.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah; Cabdiraxmaan Soltelco Oo Hada Shaaciyay In Uu Ka Tanaasulay Hankiisii Maayarnimo,Muxuse Ka Yidhi Cabdikariim Axmed Mooge!.

HARGAYSA(Xogreebnews)-Maayarka cabdiraxmaan soltelco oo markale loo doortay xildhibaan katirsan golaha deegaanka hargaysa islamarkaana usharaxnaa maayarnimo ayaa hada shaaciyay in uu ka tanaasulay damaciisii maayarnimo islamarkaana uu qaatay talo soo jeedintii madaxwaynaha somaliland

Sidoo kale cabdiraxmaan soltelco ayaa ka hadlay shakhsiyada xildhibaan cabdikariim axmed mooge oo lagu wado in loo doorto maayarka caasimada

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured