Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Gudaha Dekeda Berbera Kusoo dhoweeyey Maayirka Gabiley Iyo wafti Xildhibaano oo la Socday...

0
Thursday June 17, 2021 - 00:05:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 684
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Gudaha Dekeda Berbera Kusoo dhoweeyey Maayirka Gabiley Iyo wafti Xildhibaano oo la Socday...

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Gudaha Dekeda Berbera Kusoo dhoweeyey Maayirka Gabiley Iyo wafti Xildhibaano oo la Socday...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Gudaha Dekeda Berbera Kusoo dhoweeyey Maayirka Gabiley Iyo wafti Xildhibaano oo la Socday...
Berbera(Xogreebnews)- Maayirkii hore ee degmada Gabiley ahna Musharax mar labaad u taagan Maayirnimada Gabiley Maxamed Aamin Cumar Cabdi, isla markaana wata Aqlabiyada Xildhibaanada cusub ee Gabiley, ayaa safar ku tagay Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil. 
Maayir Maxamed aamin oo ay la socdaan 8 Mudane oo cusub, ayaa waxa Magaalada Berbera kusoo dhoweeyey Maayirka cusub ee Berbera iyo Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi. 
Maayirka Maxamed ka Gabiley iyo waftiga Xildhibaanada ah ee la socda ayuu Maareeyaha Dekedaha Somaliland ku qaabilay gudaha Dekeda Berbera, sidoo kale, waxa uu waftiga geeyey isla markaana Saaray Qalabka Gaadiidka Badda ee Somaliland ee Dekeda Berbera oo ay kamid yihiin Taagaga casriga ah ee Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi usoo Iibisay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured