Maayarka Degmada Maydh oo Ka Hadlay Warar Been Abuura oo Lagu Dacaayadaynaayo Dhismaha Dekeda Maydh..

0
Friday June 18, 2021 - 00:27:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 481
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayarka Degmada Maydh oo Ka Hadlay Warar Been Abuura oo Lagu Dacaayadaynaayo Dhismaha Dekeda Maydh..

    Maayarka Degmada Maydh oo Ka Hadlay Warar Been Abuura oo Lagu Dacaayadaynaayo Dhismaha Dekeda Maydh..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayarka Degmada Maydh oo Ka Hadlay Warar Been Abuura oo Lagu Dacaayadaynaayo Dhismaha Dekeda Maydh..

Maydh(Xogreebnews)-Maayarka Degmada Maydh ee gobolka Sanaag Prof.Xuseen Sheekh C/raxmaan Sheekh Siciid Maydh ayaa beeniyey warar been abuura oo laga faaifiyey qaabka uu u socdo dhismaha dekeda Maydh todobaadyadii ugu danbeeyey halkaasi ka socday. 


Maayar Xuseen oo fiidnimadii caawa bartiisa Facebook soo dhigay qoraal kooban oo uu kaga hadlayo sida ay u socoto dhismaha dekedda cusub ee halkaas laga wado, Isagoo sidoo kalena waxba kama jiraan ku-tilmaamay warar sheegaya inay jiraan dhaliilo, ku saabsan Dhismaha Dekeda Maydh. Waxaana qoraalka maayarka Maydh uu arrintaas kaga hadlay u dhignaa sidan:-
"Anigoo Ku Hadlaaya Afka Degmada maydh waxaan Cadaynayaa in Qorshaha dhismaha Dekada maydh uu ,u Socdo Sidii loogu Talo galay Shaqoduna Si Habsami ah u Socoto Anigoo ku sugan Halka Shaqadu ka Socoto oo iminka Qaybtii Bada birihii laga taagayey Sadex Qaybood oo laba Qaybood la dhamys tiray. Iminkana Qaybtii beriga loo soo gudbay hawshuna ay si habsami ah u socoto.Wararka Sheegaya Arinkaa wax ka duwanina jiraan ama soo Qoray dhaliilo .ku saabsan Dhismaha Dekeda maydh .Aanay waxba ka Jirin . Muwaadin Taageer Hurumarkaā€¯.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured