Sheeko Xiiso badan Xildhibaankii Xanuunsaday ee Masaajidka Looga duceeyey iyo Cadhadii Bakhti Sugaha... Akhri Qalinkii Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.
Sheeko Xiiso badan Xildhibaankii Xanuunsaday ee Masaajidka Looga duceeyey iyo Cadhadii Bakhti Sugaha... Akhri Qalinkii Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.
"Nin Sheekh ah ayaa nin kale oo xildhibaan ah oo xanuusanaya u duceeyey qudbaddii masaajidka iyadoo lagu gudo jiro. Waxaa safka hore ee isla masaajidkaasi fadhiya ninkii "bakhti sugge” ama "dhaxal suge” u ahaa ninkan xildhibaanka ah ee masaajidka looga duceynayo kolka la eego liiska inta sugeysa oo uu ugu soo horeeya haddii jaggadda xildhibaanimadda ay mid banaanato. Inta badan iskama casilaan Soomaalidu jaggadaasi oo waxay inta badan dadku ugu yeedhaan qofka sugaya "bakhti suge”. Ninkii Bakhti sugaha ahaa ama Xildhibaan sugaha ahaa ayaa aad uga cadhooday xildhibaankan xanuusanaya ee loo duceynayo isagoo rabba kolkuu dhinto inuu jaggadaasi uu buuxiyo. Kolkii masaajidkii laga soo baxay ayaa ninkii Bakhtisugaha ahaa oo giir iska kicinaaya oo wajigiisa cadho iyo huruuf badani ka muuqdo ayuu Sheekhii dadka tujinayey ee xildhibaanka xanuusanaya u duceeyey ku soo dhawaaday kuna yidhi; "Sheekhoow arrimaha Ilaahay ha faro gelin.!!!!” Ilaahay ha sahlo, waar bal habaarkuun ha layska dhowro oo kuwii soo baxay yaanay ilaawin kuwii hadhay ee aanu nasiibku siinin meesha. Kuwa soo baxa maalintaasaa kuugu danbeysee. Leave a comment |
|