BAAFIN; Cabdilaahi Yuusuf Samater Wuxu Baafinayaa Khadra Xasan Cabdi Oo Kaga Tagtay Amaano Aduun Oo Culus Magaalada Jabuuti!

0
Thursday July 01, 2021 - 01:45:38 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAAFIN; Cabdilaahi Yuusuf Samater Wuxu Baafinayaa Khadra Xasan Cabdi Oo Kaga Tagtay Amaano Aduun Oo Culus Magaalada Jabuuti!

    BAAFIN; Cabdilaahi Yuusuf Samater Wuxu Baafinayaa Khadra Xasan Cabdi Oo Kaga Tagtay Amaano Aduun Oo Culus Magaalada Jabuuti!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BAAFIN; Cabdilaahi Yuusuf Samater Wuxu Baafinayaa Khadra Xasan Cabdi Oo Kaga Tagtay Amaano Aduun Oo Culus Magaalada Jabuuti!

Cabdilaahi Yuusuf Samatar Oo Ah Muwaadin degan Dalka jabuuti Ayaa Baafinaya Gabadh Lagu Magacaabi Jiray Khadra Xasan Cabdi Oo mudo haatan laga jooga ku dhawaad 26 Sano u dhiibatay Amaano Aduun oo Culus taasi Oo Uuna Dib u Arag Wax War Ahna Aanu ka Helin.

 

 

"Anigoo Ah Cabdilaahi Yuusuf Samatar Waxaan Halkan ka Baafinayaa Khadra Xasan Cabdi oo intii udhaxaysay 1993 ilaa 1994 ii dhiibatay Amaano Aduun Oo Culus balse aanan dib u Arag ilaa hadana aan hayo Amaanadii Ay Igaga Tagtay khadra Xasan Cabdi.

Waxaan halkan kaga codsanayaa Cidkasta oo ay soo Gaadho Fariintaydu oo Garanaysa Khadra Xasan Cabdi Amaba Ay iyada Gaadho Ehel Iyo Asxaaba inay Ilasoo xidhiidhaan,

Waxaad Cabdilaahi Yuusuf Samater kala xidhiidhi kartaa Telefoonada Halkan Hoose Ku Qoran;

Cabdilaahi Yuusuf Samater

TEL: 0025377622774        JABUUTI

Whatsapp:  0025377622774

AMA

Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Hargeysa

TEL; 00252 634418174

Whatsapp:00252 634418174

HALKAN KAGA BOGO BAAFINTAN OO FAAH FAAHSAN;     




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured