"Ninka guddaha Waaxdoow lugaha, Meel iskugu gayso ( Cismaan Dubbe),...gabadha Boorama joogta ee uu xusay hadii la xidho iyo hadii la daayo midna waxba umma qaban karo". Afhayeenka Kulmiye Cabdinaasir Buuni

0
Sunday July 04, 2021 - 02:51:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 563
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Ninka guddaha Waaxdoow lugaha, Meel iskugu gayso ( Cismaan Dubbe),...gabadha Boorama joogta ee uu xusay hadii la xidho iyo hadii la daayo midna waxba umma qaban karo". Afhayeenka Kulmiye Cabdinaasir Buuni

    "Ninka guddaha Waaxdoow lugaha, Meel iskugu gayso ( Cismaan Dubbe),...gabadha Boorama joogta ee uu xusay hadii la xidho iyo hadii la daayo midna waxba umma qaban karo". Afhayeenka Kulmiye Cabdinaasir Buuni

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ninka guddaha Waaxdoow lugaha, Meel iskugu gayso ( Cismaan Dubbe),...gabadha Boorama joogta ee uu xusay hadii la xidho iyo hadii la daayo midna waxba umma qaban karo". Afhayeenka Kulmiye Cabdinaasir Buuni
Hargeysa(Xogreebnews)- Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni, ayaa Jawaab Kulul ka bixiyey Weedhihii deel-qaafka ahaa ee u Wasiirka Warfaafinta Somaliya Md. Dube kaga Hadlay qadiyada Somaliland iyo dad ay kusoo abaabuleen Maamulka Taagta daran ee Muqdisho.
Sidoo kale waxa uu sheegay in aanu Dube waxba u qaban Karin Haweenay xidhay Magaalada Boorama oo ku lebisatay Calanka Buluuga ah ee Somaliya. 
Afhayeenka Kulmiye waxa uu Jawaab adag oo ku socota Mr. Dube ku baahiyey bartiisa Facebook kasoo u dhigan sidan.
"Ninka guddaha Waaxdoow lugaha, Meel iskugu gayso ( Cismaan Dubbe)
Dawlada aan iskeed isku Maamulin ee Soomaaliya wasiirkeeda Warfaafintu  hadduu waayay cid la yaabta inuu isagu isla yaabo ayay ahayd.
Afka wuu ka hadli karaa qoraalna wuu soo qori karaa dubbe. balse gabadha Boorama joogta ee uu xusay hadii la xidho iyo hadii la daayo  midna waxba umma qaban karo. 
Soomaliland dadkeedu-na way dhaafeen xili nin shaqo tagay god madaw uga gacan haadiyo.


Dubbe ha u tacsiyadeeyo waalidiinta Soomaliyeed ee  caruurtoodii  haadku ku cunay gudaha Eretria maydadkoodii, Ee waalidadoodii maalin walba warbaahinta ka ooyayaan.             
intii soo  hadhayna iyagoo maxaabiisa lagu soo bandhigayo wadooyinka waawayn ee Magaalada 
Mekelle ee gobolka Tigreega 
Soomaliland Guul.
Cabdinaasir Buuni 
Afhayeenka Xisbiga Kulmiye. 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured