kulmiye-nimaddu qaali bay igu joogtaa". Xildhibaan Axmed Guruuje

0
Friday July 09, 2021 - 21:06:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    kulmiye-nimaddu qaali bay igu joogtaa". Xildhibaan Axmed Guruuje

    kulmiye-nimaddu qaali bay igu joogtaa". Xildhibaan Axmed Guruuje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kulmiye-nimaddu qaali bay igu joogtaa". Xildhibaan Axmed Guruuje
"In aan qabyaaladda la dagaalamo ,dadka isu Soo dhaweeyo xisbinimadanadana aan xoojiyo ayaan kulmiye isagga sharaxay anigoo og halista arrintaasi leedahey .

Kulmiye in aan iska sharaxay awgeed waxaan ku waayay 2/3(sadex meelood labba)  codkii aan heli lahaana waxaan ku waayay kulmiye  awgii waxaana IGA codeeyey dadkii iigu dhawaa ehel iyo asxaab intoodii badnayd iyagoo igu diidey kulmiye dartii oo keliya .


Maanta anigoo buuro dhaadheer iyo jarar waawayn gurguurasho kagga Soo baxey  Marnaba Ima qabato in dad xisbiyo kale kasoo baxay igu  qabsadaan jidkii siraad ee aanu saawasaawaha kusoo maray .

Wasiiraddii ku guuldaraystey  in ay Hal xubin baarlamaan iyo deegaan xisbiga kasoo saaraana kama yeelayo I n guushii aan xiniinyahayga ku keeney I  seejiyeen .

Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured