Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya oo Sheegay Inuu Daryeeli Doono Ciidamada ku Dhaawacma Dagaalada ee ​Milatariga

0
Wednesday July 21, 2021 - 21:07:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 419
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya oo Sheegay Inuu Daryeeli Doono Ciidamada ku Dhaawacma Dagaalada ee ​Milatariga

    Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya oo Sheegay Inuu Daryeeli Doono Ciidamada ku Dhaawacma Dagaalada ee Milatariga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya oo Sheegay Inuu Daryeeli Doono Ciidamada ku Dhaawacma Dagaalada ee Milatariga
Hargeysa(Xogreebnews)-Ra'iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiye Ahmed ayaa sheegay in la sii xoojin doono daryeelka  ciidamada Milatariga ee ku dhawacmay dagaalkii Waqooyi ee saraynta sharciga.
Raysal  Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy ahmed ayaa yidhi' waxaan ka shaqaynaynaa' sidaan Tageero ugu heli lahayn Ciidamada ku dhawacmay ol'olihii' sharci dajinta'.


Guul lama gaadhi karo' hadii aan' lo hurin dhiiga' ciidankeena geesiyaasha ah' ' waxay Qadarinayaan' dalkeena sharaftiisa' iyo Xoriyadiisa' iyago ku bixinaya Qiimaha ugu sareeya' ee dhiigoda, markay bixiyaan Qimahaas waa inay shacabku iyo dawladuba garab istaagto' oy tageerto' ciidanka.

Waxaan ka shaqaynaynaa inaan xaqiijino' sidaan daryeel ugo samayn lahayn xubnaha Ciidanka ee ku dhawacmay ol'olaha' Sharci dajinta' sida Askarigan alemitu amba, waa inaan garab istagnaan' oon caawinaa.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured