Fadeexado Dul-hoganaya Wasaarada Waxbaraashada, Guddida Tacliinta Sare iyo Gadoodka 62 Arday oo Dhigta Jaamacada Hargaysa oo Cabasho La Hortagay Wasaarada Waxbarashada....

0
Friday July 23, 2021 - 02:54:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 486
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadeexado Dul-hoganaya Wasaarada Waxbaraashada, Guddida Tacliinta Sare iyo Gadoodka 62 Arday oo Dhigta Jaamacada Hargaysa oo Cabasho La Hortagay Wasaarada Waxbarashada....

    Fadeexado Dul-hoganaya Wasaarada Waxbaraashada, Guddida Tacliinta Sare iyo Gadoodka 62 Arday oo Dhigta Jaamacada Hargaysa oo Cabasho La Hortagay Wasaarada Waxbarashada....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadeexado Dul-hoganaya Wasaarada Waxbaraashada, Guddida Tacliinta Sare iyo Gadoodka 62 Arday oo Dhigta Jaamacada Hargaysa oo Cabasho La Hortagay Wasaarada Waxbarashada....

Hargeysa(Xogreebnews)-62 arday oo dhigta jaamacada hargaysa ayaa cabasho la hortgay wasaarada waxbarashada kuwaasi oo deeq wasaaradu bixisay ku dhigta jaamacada balse hada looga soo eryay jaamacada in ay bixiyaan lacagtii fiiga ahayd.

Ardaydan oo kasoo kala jeeda lixda gobolka ee dalka ayaa fariimo udiray wasarada waxbarashada iyo madaxwaynaha.

Dhanka kale abwaan siciid maxamuud gahayr iyo xubno ka socday xisbiyada mcuaaridka ayaa ka hadlay cabashada ardaydan.


HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured