"Nina Dhuuniibuu Kuu dhex joogaa, Nina dhaqashuu Kuugu Dhabar jabay. Isha Burco diin laguma Haysto, Xumaana Laguma sameeyo Ee Waa Dano ganacsi Iyo Dagaal dhaqaale Oo Khamiis Loosoo xidhay". Mulkiilaha Huteelka Isha Burco Jaamac Karaaciin.

0
Saturday July 24, 2021 - 01:16:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 528
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Nina Dhuuniibuu Kuu dhex joogaa, Nina dhaqashuu Kuugu Dhabar jabay. Isha Burco diin laguma Haysto, Xumaana Laguma sameeyo Ee Waa Dano ganacsi Iyo Dagaal dhaqaale Oo Khamiis Loosoo xidhay". Mulkiilaha Huteelka Isha Burco Jaamac Karaaciin.

    "Nina Dhuuniibuu Kuu dhex joogaa, Nina dhaqashuu Kuugu Dhabar jabay. Isha Burco diin laguma Haysto, Xumaana Laguma sameeyo Ee Waa Dano ganacsi Iyo Dagaal dhaqaale Oo Khamiis Loosoo xidhay". Mulkiilaha Huteelka Isha Burco Jaamac Karaaciin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Nina Dhuuniibuu Kuu dhex joogaa, Nina dhaqashuu Kuugu Dhabar jabay. Isha Burco diin laguma Haysto, Xumaana Laguma sameeyo Ee Waa Dano ganacsi Iyo Dagaal dhaqaale Oo Khamiis Loosoo xidhay". Mulkiilaha Huteelka Isha Burco Jaamac Karaaciin.
Burco(Xogreebnews)-"Waxaan Arkayay Wadaaddo Ka Fal-celinaya Caweysyaa Isha Burco Ka Dhaca, Waxay Il-duufeen Baahida taala Gobolkeena Waxay Dano gaara Iyo Aragtidoona Kaga Hadlaan Baydka Ilaahay Oo Ay Ganacsigooda Ku ilaashadaan.
Waxaan ku dhiiraday In Burco Hesho Horumar La Tartamaya magaalooyinka Kale, Waxaan Ka hirgeliyay Goboladda Bariga Iskuulo Hotelo Iyo Goobo Sports Oo Horumarka La talaabsanaya, 
Waxaad aragtaan Hooyooyin Ooyaya Oo Duruufaha Nolosha La Ildaran Iyo Hablo Kufsi Iyo Dil laysugu Darayo Maalina Wadaadda Burco Kama Hadlaan.
Anigu Waxaan qabaa Wuxuu Sharciga Dalka U yaalaa Qabo, Bandhigyada, Caweysyadda Iyo Kulamadda Dadweynuhuba Way ka dhacayaan Isha Burco,
Isha Burco diin laguma Haysto, Xumaana Laguma sameeyo Ee Waa Dano ganacsi Iyo Dagaal dhaqaale Oo Khamiis Loosoo xidhay,
Waxa Jira In isha Burco Tahay Rug kulmisa dhalinyaradda Burco Aqoon yahankeeda Iyo Qurbajoogeedaba Taas Oo Baahi badan kaafisay.
Burco waxay noqon doontaa Meel wadaadadu Lafaha Ku cunaan Ama Magaalo La laafyoota dhigeed.
Ugu danbayntii Waxaan Farayaa Cid kasta Oo Burco rajo ka qabta Inay Horumarkeeda ka qayb qaataan  Dhalinyaradana Garab Istaagaan" 
Jama Aden (Jaamac Karaacin).


Wa Bilaahi Towfiiq.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured