Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka Saaxil oo u Kala Eexday Sadex Nin oo Khamri Cabis Lagu Xidhay... Gudoomiye Ku xigeenka Gadiidlayda Tawfiiq oo lagala Meeraystay kusoo Oogista Dacwada Maandooriyaha...

0
Sunday August 01, 2021 - 20:29:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka Saaxil oo u Kala Eexday Sadex Nin oo Khamri Cabis Lagu Xidhay... Gudoomiye Ku xigeenka Gadiidlayda Tawfiiq oo lagala Meeraystay kusoo Oogista Dacwada Maandooriyaha...

    Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka Saaxil oo u Kala Eexday Sadex Nin oo Khamri Cabis Lagu Xidhay... Gudoomiye Ku xigeenka Gadiidlayda Tawfiiq oo lagala Meeraystay kusoo Oogista Dacwada Maandooriyaha...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka Saaxil oo u Kala Eexday Sadex Nin oo Khamri Cabis Lagu Xidhay... Gudoomiye Ku xigeenka Gadiidlayda Tawfiiq oo lagala Meeraystay kusoo Oogista Dacwada Maandooriyaha...
Berbera(Xogreebnews/Yool)Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka Saaxil, ayaa u kala eexday Saddex Eedeysane oo lagu soo qabtay inay Cabeen Maandooriyaha Khamriga.
Sadexda eedaysane laba kamid ah ayay xeer ilaalintu kusoo oogtay Dacwad la xidhiidha cabista khamriga, hase-yeeshee sadexda eedaysane oo mid kamid ahi yahay masuul haya xilka Gudoomiye ku xigeenka Gaadiidlayda Tawfiiq, Isla markaana lagu magacaabo Isaxaaq Ibraahin Muxumed ayaa uu Xafiiska Xeer ilaalintu Faraha kala baxay eedda loo haysto. Kaddib markii odayaal iyo ergo tiro badani iskaga dab-qaadeen Xeer ilaalinta iyo Maxbuuska ku xabusan eed lamid ah, ta saaxibadii lagu horgeeyey Maxkamada Gobolka Saaxil.
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ay heshay Shabakada Warar ee Yoolnews.com, ayaa tibaaxay in talaabada eexda ah ee Xafiiska Xeer ilaalinta Saaxil ku kacay ee ah u cadaalad samaynta maxaabiis isku kiis ah ayaa si weyn looga hadal hayaa Magaalada Berbera.
Xigasho Yoolnews.com 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured