Maalqabeeno u Hoggaamiyey Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Kulan la Yeeshay Maayirka Caasimada Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge...

0
Sunday August 01, 2021 - 20:48:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 438
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maalqabeeno u Hoggaamiyey Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Kulan la Yeeshay Maayirka Caasimada Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge...

    Maalqabeeno u Hoggaamiyey Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Kulan la Yeeshay Maayirka Caasimada Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalqabeeno u Hoggaamiyey Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Kulan la Yeeshay Maayirka Caasimada Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge...
Hargeysa(Xogreebnews)- Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, oo hoggaaminaya Wafti sare oo ah Maalqabeeno u dhashay Dalka Jabuuti, ayaa Kulan saacado badan qaatay la Yeeshay Maayirka Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa Md. Cabdikariin Axmed Mooge. 
Kulanka Maalqabeenada Jabuuti ee u Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed gadhwadeenka ka ahaa, ayaa waxa lagu lafo-guray sidii la iskaga kaashan lahaa horumarka dhinacyo badan. 
Waxanay labada dhinacba balan-qaadeen wada-shaqayn toos ah oo ilaa Heer wadan ah wada yeeshan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured