Dagaal Sababay Dhimasho, Dhawac iyo Guryo Dab-la Qabadsiiyey oo Jabuuti ku Dhexmaray Qiimiyadaha Somalida iyo Canfarta...

0
Monday August 02, 2021 - 01:42:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dagaal Sababay Dhimasho, Dhawac iyo Guryo Dab-la Qabadsiiyey oo Jabuuti ku Dhexmaray Qiimiyadaha Somalida iyo Canfarta...

    Dagaal Sababay Dhimasho, Dhawac iyo Guryo Dab-la Qabadsiiyey oo Jabuuti ku Dhexmaray Qiimiyadaha Somalida iyo Canfarta...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal Sababay Dhimasho, Dhawac iyo Guryo Dab-la Qabadsiiyey oo Jabuuti ku Dhexmaray Qiimiyadaha Somalida iyo Canfarta...
Jabuuti(Xogreebnews)- Wasiirka Arimaha Gudaha Dawlada Jabuuti Siciid Nuur Xasan ayaa ka hadlay Rabshado keenay Dhimasho iyo Khasaare oo shalay ka dhacay Degmad Balbala ee Magaalada Jabuuti oo ay iskaga hor yimaadeen Soomaalida iyo Canfarta.
Wasiirka Arimaha Gudaha Dawlad Jabuuti Siciid Nuur Xasan oo la hadlay Telefishanka Dawlada Jabuuti ayaa waxa uu sheegay in aanay u dulqaadan doonin Rabshadihii ka dhacay Degmada Balbala ee lagu gubay Guryihii dadka daganaayeen.
Sidoo kale Wasiirka Arimaha Gudaha Dawlad Jabuuti Siciid Nuur Xasan ayaa waxa uu xaqiijiyay in dhimasho ay keeneen Rabshadahaas ka dhacay Xaafado ka mida Magaalada Jabuuti,waxaana carabka ku adkeeyay in gacan adag ay wax kaga qabanayaan rabshadahaas.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured