Daawo Xogreeb Tv: Dood Xasaasiya oo Lagaga Hadlay Dhibka Tahriibka...

0
Monday August 02, 2021 - 19:43:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 491
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: Dood Xasaasiya oo Lagaga Hadlay Dhibka Tahriibka...

    Daawo Xogreeb Tv: Dood Xasaasiya oo Lagaga Hadlay Dhibka Tahriibka...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: Dood Xasaasiya oo Lagaga Hadlay Dhibka Tahriibka...
Hargeysa(Xogreebnews)-Dood ku Saabsan Aafada Tahriibta, oo ay soo qaban-qaabiyeen Ururka Waddaniga ah ee Isir iyo Dallada SIHA, ayaa lagu lafor-guray waxyaabaha sababa in dhalinyaradu ka tahriiban Dalkooda hooyo, isla markaana ka niyad-jaban nolosha, kadibna isku qaadan Tahriibka dhibka iyo saxariirka la saaxibka ah.
Dooda ayaa waxa si weyn uga qaybgalay, isla markaana weedho dareen leh, ku cabiray dhibkeeda, hablo dhalinyaro ah, oo ka socda Ururka ISIR.
Daawasho haboon.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured