"Aniga ayaa tolkii ah (Maxamed Cali Bile) oo Hadalkan xaal ka bixiyay. Guulwadenimadu horusocodnimo maaha". Siyaasi Cali Guray.

Hargeysa(xogreebnews) Siyaasi Cali Guray, ayaa sheegay inuu Xaal ka bixinayo qoraal kooban oo u Agaasimaha guud ee Madaxtooyaddu ku baahiyey bartiisa Facebook kasoo u kaga Hadlayay Xildhibaanada Xisbiga Kulmiye ee beri dooran doona Musharax Xildhibaan Yaasin Faratoon.
Qoraalka Siyaasi Cali Guray, ayaa u dhigan sidan.
"Wow! Haduu Xildhibaanadii uu isagu taageersanaa ama xukuumadda taageersanaa horusocodnimadii siiyay dibu socodnimadii ma wuxu uga tegay xididkiisa. Aniga ayaa tolkii ah oo hadalkan xaal ka bixiyay. Guulwadenimadu horusocodnimo maaha aniga xagayga waayo waa wixii jebiyay Siyaad Barre. Cid kale wax ma yeelaan keliya waxay jebiyaan Madaxwayne been ay ku akhriyaan oo rumaysta". Leave a comment |
|