"Guul Baa La Gaadhay Maanta,Shirguddoonka Cusubina Wuxu Somaliland U Samayn Doonaa Sumcad Aynu Ka Helno Beesha Caalamka".Ismaaciil C/llaahi Cilmi(Dheeg),Masuul ka tirsan X.Waddani

0
Wednesday August 04, 2021 - 02:54:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 508
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Guul Baa La Gaadhay Maanta,Shirguddoonka Cusubina Wuxu Somaliland U Samayn Doonaa Sumcad Aynu Ka Helno Beesha Caalamka".Ismaaciil C/llaahi Cilmi(Dheeg),Masuul ka tirsan X.Waddani

    "Guul Baa La Gaadhay Maanta,Shirguddoonka Cusubina Wuxu Somaliland U Samayn Doonaa Sumcad Aynu Ka Helno Beesha Caalamka".Ismaaciil C/llaahi Cilmi(Dheeg),Masuul ka tirsan X.Waddani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Guul Baa La Gaadhay Maanta,Shirguddoonka Cusubina Wuxu Somaliland U Samayn Doonaa Sumcad Aynu Ka Helno Beesha Caalamka".Ismaaciil C/llaahi Cilmi(Dheeg),Masuul ka tirsan X.Waddani
"Marka hore waxan hambalyo u dirayaa gudoomiyaha golaha wakiilada,labadiisa ku xigeen iyo dhamaan xildhibaanada kuwaas oo maanta sameeyay arrin taariikhiya,islamarkaana suurta galiyay in Mucaaridku ku guulaysto shir guddoonka golaha,ixtiraamayna shacabkii soo doortay oo rabay isbedel iyo horumar.
Sidoo kale waxa ammaan mufan gudoomiyaha Xisbiga Waddani C.raxmaan Maxamed C.llaahi(Cirro),Hogaamiyaha xisbiga Xirsi Cali X.Xasan,Gudoomiyaha Ku Meel-gaadhka ah C.qaadir Jirde iyo dhaaman xisbiga Waddani xubnihiisa xilkasta iyo  mansabkasta oo ay hayaan,waana masuuliyiinta sababay in maanta guushaa la gaadho oo xisbiga Waddani uu qaranka u jeexo jidka jorumarka.
Gudoomiye C.risaaq Khaliif-na waxan hubaa inu yahay shakhsi ku haboon xilka uu qaaday,waan nin isku wadi kara dhamaan golaha,waa nin hogaamin iyo himilo fog leh,waa gudoomiye dhamaystiri kara xeerarka iyo shuruucda qabyada ah ee ay ka tageen golihii hore isagoo kaashanaya golihiisa.


Ugu danbayn waxa usna hambalyo iyo bogaadin mudan gudoomiyaha Maxkamadda Sare Aadan X.Cali Axmed oo kal-fadhiga si qiimo leh u gudoomiyay,meeshana ka saaray in isqab-qabsi iyo muran ka dhasho golaha,kaas oo sababi lahaa tafaraaruq iyo in uu qabsoomi waayo kalfadhigu.
Waxaanay arrintaasi Somaliland ku keeni lahayd dib u dhac iyo in meeqaamkii dimuqururaadiyadda ee beesha caalamka aynu ka iibin jirnay uu hoos u dhaco".
Ismaaciil C/llaahi Cilmi(Dheeg),Masuul ka tirsan X.Waddani


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured