Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi oo Jabuuti Kaga Qaybgalay Shirka Iskaashiga Dekedaha Afrika iyo Nuxurka Khudbadiisi.

0
Wednesday August 04, 2021 - 20:29:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi oo Jabuuti Kaga Qaybgalay Shirka Iskaashiga Dekedaha Afrika iyo Nuxurka Khudbadiisi.

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi oo Jabuuti Kaga Qaybgalay Shirka Iskaashiga Dekedaha Afrika iyo Nuxurka Khudbadiisi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi oo Jabuuti Kaga Qaybgalay Shirka Iskaashiga Dekedaha Afrika iyo Nuxurka Khudbadiisi.
Jabuuti(Xogreebnews)Maareeyaha guud ee Dekedaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa dalka Jamhuuriyadda Jabuuti kaga qaybgalay Shir Caalamiya oo lagaga hadlaayey iskaashiga Dekedaha Qaaradda Africa.
Shirkan oo lagu qabto dalka Jabuuti, ayaa lagu magacaaba Madasha 24 aad ee iskaashiga Dekedaha Qaaradda Africa, waxana kasoo qayb madaxda Dekedaha Afrika iyo khubuuro ku xeel-dheer Dekedaha iyo hawlaha Maraakiibta. 
Shirka Madasha 24 aad ee iskaashiga Dekedaha Qaaradda Africa, waxa uu Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, kaga warbixiyey horumarka baaxada leh ee ay ku Talaabsatay Dekeda Berbera iyo weliba hiigsiga mustaqbalka dhow, waxanu hoosta ka xariiqay oo in iskaashiga Dekedaha Afrika ay Somaliland soo dhowaynayso, isla markaana wada-shaqayn balaadhaan la yeelanayso Deked kasta oo Caalamiya oo Africa ah.
Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal kooban oo u ku baahiyey bartiisa Facebook Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi kasoo u dhigan sidan.
"Waxaan Magaalada Jabuuti Kaga qayb-galay Madasha 24 aad ee iskaashiga Dekedaha Qaaradda Africa.
Madashan oo markii ugu horaysay lagu soo casuumay Jamhuuriyadda Somaliland. Waxa ka soo qaybgalay Dhammaan Madaxda Dekedaha Africa iyo Khubarro ku xeeldheer Dekedaha iyo hawlaha Maraakiibta".




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured