Dawlada Ingiriiska Oo Balan Qaaday In Ay La Shaqaynayso Xubnaha Cusub Ee Loo Doortay Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland!

0
Wednesday August 04, 2021 - 23:47:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 507
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Ingiriiska Oo Balan Qaaday In Ay La Shaqaynayso Xubnaha Cusub Ee Loo Doortay Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland!

    Dawlada Ingiriiska Oo Balan Qaaday In Ay La Shaqaynayso Xubnaha Cusub Ee Loo Doortay Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Ingiriiska Oo Balan Qaaday In Ay La Shaqaynayso Xubnaha Cusub Ee Loo Doortay Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland!
Hargeysa(Xogreebnews)-Dawlada ingiriiska ayaa soo dhawaysay xubnaha cusub ee loo doortay golaha wakiilada Somaliland maalintii shalay iyadoo balan qaaday in ay la shaqayn doonta golaha wakiilada Somaliland
Wakiilka dawlada ingiriiska ufadhiya caasimada Somaliland Amb Brown oo kamid ahaa diblamaasiyiintii lagu marti qaaday doorashadii shir gudoonka cusub ee golaha wakiilada jsl ayaa qoraal uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay twiterka ku  sheegay in ay dawlada ingiriisku diyaar utahay la shaqaynta shir gudoonka cusub ee golaha wakiilada iyo guud ahaan xildhibaanada golaha 
Sidoo kale wakiilka dalka uk ufadhiya caasimada hargaysa ayaa Somaliland ku amaanay doorashadii isku sidkanayd ee dalka ka qabsoontay 31may 2021.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured