Ethiopian Airlines Fadeexad Ayay Ku Haysa Dalka

0
Thursday September 12, 2013 - 21:14:31 in Featured by Super Admin
  • Visits: 3071
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ethiopian Airlines Fadeexad Ayay Ku Haysa Dalka

    Hargeisa(xogreebnews.com-Fadeexadda joogtada ah ee ay ku hayso diyuurada weyn ee uu leeyahay qaranka itoobiya oo sharaf inaga mudan,ayaa waxaay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Fadeexadda joogtada ah ee ay ku hayso diyuurada weyn ee uu leeyahay qaranka itoobiya oo sharaf inaga mudan,ayaa waxaay

Hargeisa(xogreebnews.com-Fadeexadda joogtada ah ee ay ku hayso diyuurada weyn ee uu leeyahay qaranka itoobiya oo sharaf inaga mudan,ayaa waxaay ku kacdaa had iyo jeer fadeexado aan gabaasho lahayn,oo is daba jog ah waxaan xasuusta baashisti meelka dhaca ahayd ee ay diyaarada Ethiopian Airlines kula kacday mauuliyiin uu ka mid ahaa madaxweynihi hore dalka Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo ay weeheliyaan shir godoonka aqaalka wakiilada Somaliland.ayaay damacday shirkada Ethiopian Airlines inay ku baadheen madaarka Hargeisa waliiba sii fool xun ay uu baadheen, masuuliyiinta dalkoodi jooga.

Waxaanay muddo ay joojisay duulimaad-yadi ay ku immaan jirtay Somaliland waxaanay ic-laaqaad ay la sammaysay dawlada Somaliland.ayaa waxaay ku guulaysatayinay soo noqdaan shirkada diyuuradaha ee Ethiopian Airlines.

Waxaa ayaan daro ah in dacaayado wax uu dhiimaaya qaranimimada Somaliland in al buun buuniyo,dacaayado lagu weeraarayo shikhsilaguna dhawaacayo ummada Somaliland,waxaan haboon in lo diigo diyuuradaha itoobiya, in anay ku dhaqaaqin wax dhawacaaya walaalnimada labada dal,

Waa in hadii laala heeshiiyo diyuuradda itoobiyala hor geeya in ay ka waan toowdo warar ka booro bogaan dada ah ee ay cadaysatay iyo wax kastoo oo wax uu dhimmayaa qaraniimda Somaliland.

Gabo-gabadi

Waxaa waajib ku ah xukuumadda siilaanyo in sii waadax ah ula shaqayso diyaarada itoobiya oo ah mid wadata magaca dawlad abaal inagu leh iyo waliiba sii niyaad sami ah loogu war geliyo,wax yaabaha labada dal wax uu dhimmaya waa itoobiya iyo Somaliland laga wada shaqeeyo,

Waa Qalinkii

C/laahi maxamed yoonis

Hargeisa/Somaliland,




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured