Qar Ka Mid Ah Guddida Dan-iyo Duco Oo Sheegay Inaanay Haba Yaratee Jiirin Wax Khiilaf Ah Oo Soo Kala Dheex-galay Siido Kale Waxay Sheegen In Anaay Jiirin Shir Laga Abuubulay Berbera.

0
Wednesday April 03, 2013 - 12:39:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qar Ka Mid Ah Guddida Dan-iyo Duco Oo Sheegay Inaanay Haba Yaratee Jiirin Wax Khiilaf Ah Oo Soo Kala Dheex-galay Siido Kale Waxay Sheegen In Anaay Jiirin Shir Laga Abuubulay Berbera.

    Waxanu maanta mar anuu la kulanay xubno ka mid ah masuuliinta DANiyoDUCO oo anuu wax ka waydiinay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxanu maanta mar anuu la kulanay xubno ka mid ah masuuliinta DANiyoDUCO oo anuu wax ka waydiinay

Qar Ka Mid Ah Guddida Dan-iyo Duco Oo Sheegay Inaanay Haba Yaratee Jiirin Wax Khiilaf Ah Oo Soo Kala Dheex-galay Siido Kale Waxay Sheegen In Anaay Jiirin Shir Laga Abuubulay Berbera.

Waxanu maanta mar anuu la kulanay xubno ka mid ah masuuliinta DANiyoDUCO oo anuu wax ka waydiinay in uu jiiro wax khiilaf ah waxay noo cadeeyeen haba yarate wax maanta soo kala dheex galay guddidu jiirin waxayna saxafada ka codsadeen in ay feejignato waxa beelaha somaliland iska hoorkeenayo, hadaba anuku hoorayno kulankii muuse dalab iyo madaxwayne siilaanyo,

Guddoomiyaha Guddida Dan iyo Duco Muuse Dalab ayaa ka mid ahaa xubnaha Madaxweynaha la kulmay hase yeeshee kulanka ka hor waxa ay kulan qado ah la yeesheen masuuliyiintii kaxaysay kuwaas oo ay isku af-garan waayeen heshiis ay doonayeen inay xukuumadda ugu geeyaan.

Muuse Dalab oo Madaxweyne Siilaanyo la kulmay ayaa sheegay Beeshu inaanay Xukuumadda ku ahayn Mucaarad hase yeeshee ay Axsaabta Qaran ku kala jiraan wax dhib ah oo ay arrintaasi xukuumadda ku leedahayna aanay jirin, isagoo daadifeeyay warar lidi ku ah xidhiidhka Beesha iyo Xukuumadda oo loo geeya

Markay siida tahay oo ay kala afkaar duuwanayeen, dadkii kuulankan ka qayb galay.waxanu isku day nay in anuu wax ka waydiino guddida DAN Iyo DUCO,waliina noomay suurto galiin.war-qabad xogreebnews.com

v



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured