Meydad Maxaabiis Alshabaab Oo Lagala Soo Baxay Xabsi Ku Yaala Baladxaawo Oo Lagu Arkay Gudaha Magaaladda

0
Wednesday April 03, 2013 - 19:12:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1321
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Meydad Maxaabiis Alshabaab Oo Lagala Soo Baxay Xabsi Ku Yaala Baladxaawo Oo Lagu Arkay Gudaha Magaaladda

    (Xogreebnews.com)Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladxaawo ayaa waxay sheegayaa in Habeennimad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Xogreebnews.com)Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladxaawo ayaa waxay sheegayaa in Habeennimad

(Xogreebnews.com)Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladxaawo ayaa waxay sheegayaa in Habeennimadii xalay Gudaha Magaaladdaasi lagu qaarijiyay Maxaabiis uu sheegay in lagala soo baxay Xabsiyadda Magaaladda.



waraka ayaa intaa ku sii daraya in gudaha Magaaladda lagu arkay Labo ruux oo lagala soo baxay Xabsiga kuwaasoo uu sheegay in laga toogtay Madaxa isla markaana Meydkooda looga tagay Magaaladda, waxa uuna intaa ku daray in sidoo kale Gudaha Magaaladda lagu arkay Meydka hal ruux.

Labada Ruux ee lagala soo baxay Xabsiga ayaa waxaa lagu soo waramaaya inay ahaayeen Saraakiil ka tirsanaa Maleeshiyadda Alshabaab, iyagoona Habeennimadii xalay Jeelka lagala baxay kadibna la toogtay, halka Ruuxa Saddaxaad uu Weriyaheena sheegay inuu ahaa Arday laga shakiyay.


Dilalka Habeennimadii xalay ka dhacay Gudaha Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxa uu barbar socdaa Dilal Ceynkaasi ah oo Asbuucyadii tagay Magaaladda Muqdisho loogu geystay Maxaabiis lagala Baxay Xabsiyada Xukuumadda Somalia ee Magaaladda Muqdisho.

Xogreebnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured