Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxwaynaha iyo Mas uuliyiinta kale ee Xisbaiga oo tacsi u diraya Geerida Ku Timid Marxuum Sh. Axmed Sh. Nuux Furre

0
Thursday April 04, 2013 - 08:43:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxwaynaha iyo Mas uuliyiinta kale ee Xisbaiga oo tacsi u diraya Geerida Ku Timid Marxuum Sh. Axmed Sh. Nuux Furre

    Dhamaan Xisbigga UCID oo Tacsi u diraya Gudoomiye Ku xigeenkii 1aad ee Golaha Guurtidda Somaliland:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Xisbigga UCID oo Tacsi u diraya Gudoomiye Ku xigeenkii 1aad ee Golaha Guurtidda Somaliland: Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxwaynaha iyo Mas uuliyiinta kale ee Xisbaiga oo tacsi u diraya Geerida Ku Timid Marxuum Sh. Axmed Sh. Nuux Furre
Dhamaan Xisbigga UCID oo Tacsi u diraya Gudoomiye Ku xigeenkii 1aad ee Golaha Guurtidda Somaliland:Waxaanu dhamaantayo haddaanu nahay Xisbigga UCID tacsi u diraynaa shacabka Somaliland ee uu ka baxay guddoomiyahii koowaad ee Golaha Guurtidda jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Nuux Furre oo ku geeriyooday magaaladda Hargeysa.Ilaahay naxariistii jannaddii ha ka waraabiyo, samir iyo iimana ha ka siiyo ehelkiisii, qaraabaddisii iyo dhamaan shacabka Somaliland. Marxuumku wuxuu ahaa halgamaa, oday waxgarad ah, iyo geesi Somaliland ka baxay wax baddana ka soo taray halgankii Ummadda ee ama lagu xoreeynaayey, ama lagu nabadeeynaayey, ama lagu dhisaayeeyba.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured