Rag hubeysan oo caawa Magaalada Muqdisho ku toogtay askari ka tirsan Ciidamada Nabad Suggida

0
Thursday April 04, 2013 - 08:56:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rag hubeysan oo caawa Magaalada Muqdisho ku toogtay askari ka tirsan Ciidamada Nabad Suggida

    MUQDISHO(xogreebnews.com) Rag hubeysan ayaa waxay caawa Magaalada Muqdisho ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MUQDISHO(xogreebnews.com) Rag hubeysan ayaa waxay caawa Magaalada Muqdisho ku
Rag hubeysan oo caawa Magaalada Muqdisho ku toogtay askari ka tirsan Ciidamada Nabad Suggida

MUQDISHO(xogreebnews.com) Rag hubeysan ayaa waxay caawa Magaalada Muqdisho ku toogteen askari ka tirsan Ciidamada Nabad Suggida Qaranka, gaar ahaan Ciidamada Nabad Suggida ee Gobolka Banaadir.

Xilli askarigaan uu fiidnimada caawa uu maraayay Isgoyska Banaadir ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, ayaa waxaa si gaadmo leh u toogtay laba nin oo dhalinyaro ah.
Labadaan nin ayaa waxaa u suura gashay in dilka kadib ay isaga baxsadaan Isgoyska Banaadir, oo goor dhaw oo caawa ah ay ku dileen askarigaan.
Ciidamada Dowladda ee aagga Degmada Hodan oo soo gaaray goobta askarigaan lagu dilay, ayaa waxaa la sheegay inay hawl galo ka sameeyeen, balse majirto cid ay u soo qab qabteen.


Markii askarigaan la dilaayay ayuusan wadan wax hub ah, sidoo kalana muusan xirneyn dareyska gaarka ah ee lagu yaqaano Ciidamada Nabad Suggida ee Dowladda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured