dheeldheeliga,xukumada ee arimaha dibadu ma waxay noqotay,dhuuni raac

0
Friday April 05, 2013 - 10:53:40 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1550
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dheeldheeliga,xukumada ee arimaha dibadu ma waxay noqotay,dhuuni raac

    maalmahan,iyo todobadyadii la so dhaafay,wuxuu madaxweyne silanyo safar ku kala bixinayaay,dhowr wadan o ay ugu horeysay qallinkii xamse cabdi ciise

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

maalmahan,iyo todobadyadii la so dhaafay,wuxuu madaxweyne silanyo safar ku kala bixinayaay,dhowr wadan o ay ugu horeysay qallinkii xamse cabdi ciise
dheeldheeliga,xukumada ee arimaha dibadu ma waxay noqotay,dhuuni raac


maalmahan,iyo todobadyadii la so dhaafay,wuxuu madaxweyne silanyo safar ku kala bixinayaay,dhowr wadan o ay ugu horeysay wadanka aan,aqoonta,ino laheyn ee turkika,ee
u olleeleyoo midnimada somaliya,ka dib madaxweyne siilanyo sidaa aanu la
wada socono lamu kulmin raysal wasarahaa dalka turkika e wuxu la kulmay ku xigeenkisa iyo wasiirka arimaha dibada,iyaga o ku macneyeey in u bukaan yahay raysal wasare ordagan,so noqosho,degdeg ah u ku so noqday


dalka,madaxweyne silanyo iyo waftigiisa,hadaladi u ka jeediyay airobidhka dalka wuxu sheegay in aanu ka qeyb galayn shirka somalida logu qabanayo dalka ingiriska bisha shanaad,isaga o ku macneyeey in u shirkasi yahay mid loga hadlayo arimaha somaliya o kaliya.balse anu aheyn mid ina quseyo,dadka faqiido arimaha siyaasada iyo diblumasiyiin badan waxay isku racen hadalka madaxweyne siilanyo in uu ahaa mid cadho ka keentay,oo anu safarkasi aheyn mid faaido u lahaa,somaliland,maalinti u soo noqday,madxweyne silanyo,waxaa warbixin soo saartay wasaarada arimaha dibada e dalka turkika,o u ku saxeexna wasiirkeda arimaha dibada,qoraalkisina waxaa ka mid ahhaa,waxaanu ka shaqeyneeyna horumarka somaliya iyo dhismeheeda,lakamaa yaabo somaliyaa in aanu ka dhigno,gobolo kala go,go,aay,somaliyanaa midnimadeeda waa muqadas,hadaba inaga oo ah dad,ku gostay,afti dadweynee,miyeeynu dib,ula midowna dad aan ino aqoonsaneyn,dawladnimo iyo dadnimo toona,madaxweyne siilanyo sida ka muqqato wasaradiisa arimaha dibada waa mid aan ku dhisneynh,aqoon iyo caqli iyo karti waliba waxaad ka dareemeysa wasiirka arimaha dibada mid aan wax qibrad ah aan u laheyn,wadamada,caalamka.isaga oo marwalba ka dhigto halqabsi,waxaa la inagu so dhoweyeey roog cas iyo sii heersare ah,miyaanu wasiirku arkiin marku dalka ka dhofayo madaxweyne siilanyo roog ugu qaalisan in aanu u googlno.iyo waliba so dhoweyntisu u dheertehay,o ah mid sii galgacal leh,lo so dhoweeyo,hadaba,waxaa xigay safarkiisi,labaad e dalka imaraatka,carabta,madaxweyne siilanyo,socdalkisa oo ay ku wehelinayeen,waftii aad u tiro badan,waxay la kulmeen amiirka ugu sareeya dalka imaaratka,siii fiican,ayeey inogu sheegen in ay la soo galeen,heeshisyo tiro badan,lakin sidaa saxafaada xorta ahii qarkod qoreen.waxaa jiray,in madaxweyne siilanyo,o kaliya mar laga qaaday hotelki u degana iyaga o lala socodsiyeey,qeybti kale,e waftiga in ay ka so dukameystan suuqa shariiqa,e imaraatka,hadana madaxweyne axmed maxamed maxamuud silanyo,wuxuu la so galay,heshiisyo hoose,aanu cidna ku wehelinayn,maxay noqon karaan heshiisyada aan la ogeyn,ma mid dalka dan u ah mise mid shaqsi,warbixiinihii kalena waxay sheegeyeen,in ay jirtay wasiiro matalayaa somaliya,iyo qaar ina matalayo o ah reer somaliland in ay ku kulmeen hotel,soo noqoshadii waftiga madaxweynaha u hogaaminayeey,laba maalin ka dib waxaa so baxday warbixin la yaab leh,o u habeenimo isugu yeeray,wasiirka arimaha dibada,isaga o waliba diiday in su,aalo la weydiyo marku dhameystay hadaladiisin wuxuu orood kaka baxay,hoolki u ku qabanayaay,aqriskii qoraalki u so diyarsaday,isago noo shegay in aay dalka turkiika dib ugu noqonayan,halkas o dib logu bilaabayo,wada hadalaadi labada dal,e somaliland,iyo somaliya,ariintas o noqotay la yaab,sabaabto ah dalka turkiiku miyaanu,aheyn,dalkii yidhii shalay,markay ka yimadeen,somaliya midnimadedu wa muqadas,mise waxaaba jiro wax hoose o laga qariinayo umada codkoodi ku doortey,in ay ka,go,aan somaliya inteda kale,ka dib madaxweyne siilanyo.wuxu isugu yedhay labada shirgudoon,e labada gole o ay kala hoogaminayan gudomoyiha golaha gurtida iyo ku xigeenka kowaad e golaha barlamanka,isago o ka saxeextay,in u tako dalka turkika,iyago o ku takeeray,sii bila shuruud ah,miyeeynay aheyn,dhac foolxum o lo badheedhay in umada la duudsiyo xaqoodi ay ku lahayeen,in ogaadan safar walba o u baxo madaxweynaha dalka in u la socodsiyo,wixii u kala kulmay qarkod inta ugu badan,mise hadalkii suldan,maxamed suldan cabdiqadir,e aha madaxweynahaa waxaan ku idhii hadii ad qabaneyso,shirka turkiika federaal ino so qaad,o ay la socdan shuruudo,koley suldan maxamed,waa nin weyn,o ah suldanka guud ee reer somaliland wuxuna mudan yahay sharaf iyo qiimeyn,waxna waa ogyahay,e hadaba umadaan yaa la jaah wareerin,e madaxweyne taladu adeey ka go,daa e u so bandhig umadan ku heelan habeen iyo maalin in ay istakan garabkaka,madaxweyne siilanyo tariiqdu wey ku qorii waxaad qabata siday doonan haku yimadan e ka faideyso,wasaradaa arimaha dibada yaaney noqon meel cid walba ino so marta,wasaarada arimaha dibadu sheekadeedu waa balaqba la ii luulay halka la iga baqayaa waa boqol kun o meyl.


qallinkii xamse cabdi ciise
4126377



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured