Maamul Goboleedka Puntland oo shaaca ka qaaday khilaaf xoogan oo u dhaxeeya yaga iyo dawlada Somalia

0
Saturday March 09, 2013 - 18:27:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1499
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamul Goboleedka Puntland oo shaaca ka qaaday khilaaf xoogan oo u dhaxeeya yaga iyo dawlada Somalia

    Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Axmed Ceydiid Dirir oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in aysan wax wada shaqeyn ah aysan ka dhexeynin Maamulka Puntland iyo Dowladda federaalka Soomaaliya isla mar ahaantaana uu ka dhex taagan yahay Khilaaf S

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Axmed Ceydiid Dirir oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in aysan wax wada shaqeyn ah aysan ka dhexeynin Maamulka Puntland iyo Dowladda federaalka Soomaaliya isla mar ahaantaana uu ka dhex taagan yahay Khilaaf Siyaasadeed oo u dhexeeya Mamulka Puntland iyo Dowladda Soomaaliya.
Wasiirka ayaaxusay in dowladda Soomaaliya ay ka soo horjeesatay in Maamulo dastuuri ah oo ku dhisan Rabitaanka Shacabka laga dhiso Gobollada dalka isagoona intaa sii raaciyay in Awoodda dowladda Soomaaliya ay isku koobeen Mauuliyiinta ugu sareysa dowladda Soomaaliya.

Wasiirka ayaa ugu dambeyntii Carabka ku dhuftay in Maamulka Puntland iyo dowladdii Hore ee KMG ahayd ay wada shaqeyn ka dhexeysay balse dowladaan Cusub iyo Maamulka Puntland aysan ka dhexeyn wada shaqeyn.


Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Puntland ayaa waxaa ka dhex taagan Xurguf Siyaasadeed taasi oo keentay in Masuuliyiinta Puntland ay sheegaan in aysan wada shaqeyna ka dhexeynin Maamulka Puntland iyo dowladda Soomaaliya

Mursal caydiid


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured