![]() Haween waynaha Gobolka Saaxil ayaa maanta Hotel Ambassador waxa ay qado sharaf ugu sameeyeen Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Amina Sheekh Maxamed Jirde.
Hargeisa(xogreebnews.com-Kulankan oo ay marwada madaxweynaha ku wehelinayeen Wasiirka Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan, Wasiirka Deegaanka Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Bandare, wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada marwo Shurki Xariir Ismaaciil, Gudoomiyaha Hargeisa(xogreebnews.com-Kulankan oo ay marwada madaxweynaha ku wehelinayeen Wasiirka Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan, Wasiirka Deegaanka Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Bandare, wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada marwo Shurki Xariir Ismaaciil, Gudoomiyaha Xuquuqal Insaanka Marwo Fadxiya Xaaji Xuseen, Maareeyaha Samafalka Marwo Aamina Maxamuud Diiriye, iyo Gudoomiyaha Ururka Haweenka ee Now Marwo Aniisa Nuur Cigaal ayaa ujeedadiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka wada shaqayneed ee ka dhexeeya haweenka gobolka saaxil iyo haweenka xukuumada ku jira ee ay hormuudka ka tahay marwada koowaad ee madaxweynuh
Sidoo kalena waxa ay marwadu xustay oo ay tusaale ku dayasho mudan ku tilmaantay haweenka Degmada Salaxlay ee la yidhaahdo Gaaroodi oo ay marwadu mahadnaq aad u balaadhan halkaasi uga soo jeedisay iyada oo marwadu tilmaantay baahiyaha daruuriga ah ee ay haweenkaasi u qabteen degmada salaxlay oo ay ugu muhiimsan yihiin Dhakhtarka dhawaan laga hirgeliyey salaxlay iyo Dugsiga boodhinka ah ee Salaxlay, waxaanay sheegtay in taasi ay ku tusayso marka wanaaga meel looga soo wada jeesto ee la isku duubnaado in dalka iyo dadkaba wax la tari karo, si taasi looga dhabeeyana ay waajib ku tahay haween weynaha Somaliland in ay isku duubnaadaan ka marwo ahaan iyo ka haween ahaana ay diyaar u yihiin marwalba in ay garab istaagaan cid kasta oo ka mid ah haweenka fikir wanaagsana la yimaada. Leave a comment |
|
Haween waynaha Gobolka Saaxil ayaa maanta Hotel Ambassador waxa ay qado sharaf ugu sameeyeen Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Amina Sheekh Maxamed Jirde.
Hargeisa(xogreebnews.com-Kulankan oo ay marwada madaxweynaha ku wehelinayeen Wasiirka Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan, Wasiirka Deegaanka Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Bandare, wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan,