Hooyo Cabasho Xoogan U Gudbisey Umada Muslimiinta ah iyo Umada Somalilandba in Lagala Caawiyo Gabadh ay Dhashey Oo Xanuun Masiibo ahi Ku Habsadey Lana Ildaran Dhibaatada Xanuunka Haysta Gabadhaasi

0
Sunday March 10, 2013 - 13:12:02 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1634
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hooyo Cabasho Xoogan U Gudbisey Umada Muslimiinta ah iyo Umada Somalilandba in Lagala Caawiyo Gabadh ay Dhashey Oo Xanuun Masiibo ahi Ku Habsadey Lana Ildaran Dhibaatada Xanuunka Haysta Gabadhaasi

    -Hooyo danyar ah oo Kunool Gudaha Magaalada Gabiley Fardowsa Maxamed Aadan ayaa umada Muslimiinta ah iyo Bulshada Somaliland Guda iyo dibadba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Hooyo danyar ah oo Kunool Gudaha Magaalada Gabiley Fardowsa Maxamed Aadan ayaa umada Muslimiinta ah iyo Bulshada Somaliland Guda iyo dibadba

-Hooyo danyar ah oo Kunool Gudaha Magaalada Gabiley Fardowsa Maxamed Aadan ayaa umada Muslimiinta ah iyo Bulshada Somaliland Guda iyo dibadba ka codsaneysa in laga Caawiyo Dhibaatada Xaalad Caafimaad daro kadib markii Gabadh ay Dhashey oo Sadex iyo Toban jir ah uu haleeley Xanuun Curyaamiyay Guud ahaanba jidhkeeda Hibo Maxamed Cabdi Xasan ay la ildaran tahey Mudo Sanado ah islamarkaana, ay kala Soo Quusatey Boqolaal dhakhtar oo ay Geysay Gabadhaasi.

Hooyadan la ildaran Xaalad Caafimaad daro ee lasoo Daristey Gabadh ay Dhashey ayaa si naxariis leh uga Codsaneysa dhamaanba umada Muslimiinta in ay uga garagaaraan

dhibaatada Xaalada Caafimaad ee ka haysata Gabadhan yar oo uu Asiibay Xanuun Jidhkeeda Curyaamiyay, Waxaanay ilaahay uga baridey in uu Dhibaatada ka Dulqaado Umada Muslimiinta oo dhan meel kasta oo ay Joogaan.

"Waa Agoon waxa Raacdey Nafteydii sidii aan u siday ee aan kolba meel u miciinsanayay Umada Muslimiinta iyo Shacabka Reer Somaliland Qurba iyo Gudaba Waxaan si naxariis leh uga Codsanayaa in ay iga gargaaraan Dhibaatada ka Haysata Xaalada Caafimaad daro ee lasoo daristey Ilmahaa yar ee Agoonta ah Waxaanan illaahay uga baryayaa in uu umada Muslimiinta ka dulqaada Dhibaatada anagana nooga Naxariisto Xaalada Caafimaad daro ee haysata ilmahaa yar ee Agoonta ah mar labaad iyo mar sadexaad ayaan si naxariis uga Codsanayaa in ay gacan iga siiyaan Masiibada Xaalada Caafimaad daro ee Gabadhaa yar lasoo Gudboonaatey"Ayey Tidhi Hooyo Fardowsa Maxamed Aadan.

Ma aha Markii u horeysay ee Ay Hooyadani si adag Codsi Naxariis leh u Weydiisato Guud ahaanba Umada Islaamka iyo Mujtamaca Reer Somaliland ee Dibad iyo Gudaba iyadoo Codsigeedaa hore ugu mahad Celinaysa Wiil kaliya oo usoo naxariistey haseyeeshee, kaalmo Weydiisaneysa Umada Islaamka iyo Bulshada Reer Somaliland.

Moobil Numbarka Hooyadaasi Waa 4464717

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured