|
|
|||||
![]() Isku-dhac Khasaare Naf iyo mid hantiyeedba koobsadey oo dhexmaray Golayaasha degaanka Hargeysa iyo Sallaxley
Hargeisa-(xogreebnews.com-Xubno ka tirsan xildhibaanada Golaha degaanka Hargeysa iyo dhigooda degmada Salaxley ayaa iska horimaad iyo gacan-hadal ku dhexmaray agagaarka Tuulada Toon oo u dhaxaysa magaalooyinka Hargeysa iyo Sallaxley.

Iska horimaadkana ayaa sida xoggaha Qarannews heshay tibaxayaan waxaa ku dhaawacmay hal Askari,waxaa kaloo khasaare maaliyadeed soo gaadhay Baabuur ay wateen xildhibaanada degaanka Sallaxley. Iska horimaadkan oo ah kii labaad ee ay iskaga hor yimadaan golayaasha degaanka ee sallaxley iyo Hargeysa isla eeriyadaas ayaa ku taxaluuqa muran ka taagan xuduuda ama xadka labada magaalo oo golayaasha degaanku isku maandhaafsan yihiin halka xukumada Siilanyana ku guuldaraysatey inay kala hagto ama inay u kala xadayso dhulka lagu muransan yahay, qolo walbana xadka intay xukumaan u istaagto. Isku soo wada duuboo inkastoo xasaradii hakatey haddana ma jiro wax xal ah oo Golayaal degaan ahaan iyo xukumad ahaan laga gaadhey murankan soo noq-noqday Leave a comment |
|
||||
Isku-dhac Khasaare Naf iyo mid hantiyeedba koobsadey oo dhexmaray Golayaasha degaanka Hargeysa iyo Sallaxley