Budhcada ku soo biirtay waxbarashada Somaliland

0
Saturday March 16, 2013 - 19:06:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Budhcada ku soo biirtay waxbarashada Somaliland

    Hargeysa(xogreebnews.com) Kooxdan ayaa ahi qaarla yimi hab aan hore dalka Somaliland ugu dhici oo ahi hanaan ka baxsan qaabka waxbarasho ee dalka Somaliland kaas oo in ka badan 800 boqol oo ardayda wax ka baranjiray machadka tababarka macalintii ee m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com) Kooxdan ayaa ahi qaarla yimi hab aan hore dalka Somaliland ugu dhici oo ahi hanaan ka baxsan qaabka waxbarasho ee dalka Somaliland kaas oo in ka badan 800 boqol oo ardayda wax ka baranjiray machadka tababarka macalintii ee macaariftani sanadkii 2009kii ayaa ka hayn shahadooyinkii Hargeysa(xoriyonews.com

Hargeysa(xogreebnews.com) Kooxdan ayaa ahi qaarla yimi hab aan hore dalka Somaliland ugu dhici oo ahi hanaan ka baxsan qaabka waxbarasho ee dalka Somaliland kaas oo in ka badan 800 boqol oo ardayda wax ka baranjiray machadka tababarka macalintii ee macaariftani sanadkii 2009kii ayaa ka hayn shahadooyinkii

Hargeysa(xoriyonews.com) Kooxdan ayaa ahi qaarla yimi hab aan hore dalka Somaliland ugu dhici oo ahi hanaan ka baxsan qaabka waxbarasho ee dalka Somaliland kaas oo in ka badan 800 boqol oo ardayda wax ka baranjiray machadka tababarka macalintii ee macaariftani sanadkii 2009kii ayaa ka hayn shahadooyinkii waxbarasho taas oo markii horba aan jirin meel iyo dawlada u machadkani hoos tago oo ardaydan siiya dukemartayadoodii waxbarasho taas oo ilaa hada kooxdan ay hayso ardayday aan la ogoyn mustaqbalkooga meel loo raacayo waxaan meeshaku jirta machadka ardayda ka soo bax ee aan wax dukmatiya hayn ayaa ka masuul ahi dhib gaadhay ardayda yare e mustaqbal raadiska ahi hadii ay dib u noqo taariikhda machadka ay ka taliso kooxdan budhcad ku noqoday waxbarshada Somaliland mashruucan ayaa ahaa mid u ka gadhwadeen ahaa nindhashadii ka soo jeedo konfurta somaliya ka oo ay ka wakiil ahaayeen qaar ka mid culimada iyo ganacsato reer hargeysa ahi waxa liisanka waxbarasho siiyey wasiirkii hore wasarada waxbarashada Somaliland mudanexasan gadhweyne tani sanadkii2005tanii waxa mudadaas ka soo baxay lacag la qiyaas 3milyan oo dolarka maraykanka ahi kooxda oo ka helay mashariiici hayadahaIslamic fund . wamly carabi legal kuwuit fund iyo hayado kale taas oo wali dheer kharashka ay ka qaadan ardayda wax kabaran jiray xarunta qaarka mid ardayda aan ilaa hada aan ka helindukumartayadooda waxbarasho ayaa tilmaamyay in maamulka hada haysa machadkaaan u hayn wax shahaadooyin waxa mihiim ahi in ogoyihiin arin masuuliyiin waxbarshada u horeeyo agaasimaha taclinta sare mudane khadar axmed diiriye arinta hore u galay sanadkii 2011 wax u ka qabtayn aan jirinmasuulkani taas oo wakhtiga u dhexdhexdi ka galay masuulka balse aan ka qaadan masuuliyadiis

Hargeysa office xogreebnews.com maxamed jamaac.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured