![]() Maleshiyaad ka Goostay maamulka jubbland galayna duurka madaxweyne Axmed madoobe oo qarka u saaran inmuu fashilmo maamulkiisa
Kismaayo(xogreebnews.com-Wararka ka imanaya deeganka Gobweyn ee Duleedka Kismaayo ayaa waxaay tibaxayaan in deegankaasi ay gareen Ciidamo horay uga tirsanaa Maamulka Axmed Madoobe balse hada ka soo goostay.

Sida ay xogreebnews.com-Xog hoose ku heshay Ciidamada ayaa waxaay ka soo jeedan beelaha , Garre, Gacaljecel iyo Cowromaleh waxaayna horay uga tirsanayeen Maleshiyaadka Axmed Madoobe. Warbaahinta Kismaayo24 oo la xariirtay Col Cabdi Cigaal oo ah Taliyaha Ciidamada Isbahaysiga Nabada iyo Midnimada Gobolada Jubboyinka ayaa waxaanu waydinay waxaa ka jira Ciidamada ka soo gostay dhanka Axmed Madoobe una soo galay Ciidamada Isbahaysiga waxana Cabdi Cigaal yiri. ” Ader Shalay iyo mantaba waxaa na so kala garay Ciidamo ka soo gostay Maamulka Axmed Madoobe kuwaas oo ku hubaysnaa Qoryaha Fudud marka laga reebo Hal askari oo watay qoriga BKM , Ciidamadaasi si weyn ayaan u soo dhaweynay waxaana dajinay meel gaar ka ah Ciidamadii Horay u jogay waxaana baritaan iyo tababar ka dib inti gudubta lagu dari doona Ciidamada Isbahaysiga “ayu yiri Col Cabdi Cigaal. Ma cada sababta rasmiga ah ee ka danbaysay goosashada Ciidamadaan sido kale Ciidamadan ma ahan kuwi ugu horeyay ee ka soo gostay Kismaayo sona garay Gobweyn, Leave a comment |
|
Maleshiyaad ka Goostay maamulka jubbland galayna duurka madaxweyne Axmed madoobe oo qarka u saaran inmuu fashilmo maamulkiisa