XISBIGA MUCAARADKA AH EE UCID AYAA SOO DHAWEEYEY GO�AANKA UU MADAXWEYNE SIILAANYO KU QAADACAY SHIRKA SOOMALIDA LOO QABANAYO EE LONDON KA DHICI DOONA
Hargeysa (xogreebnews.com)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (cai Guray) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiag muacaardka ah ee UCID ayaa soo dhaweeyay tallaabada Madaxwaynuhu qaaday muhaajidka oo arintaasi ka ahdlayana wuxuu yidhi
XISBIGA MUCAARADKA AH EE UCID AYAA SOO DHAWEEYEY GO�AANKA UU MADAXWEYNE SIILAANYO KU QAADACAY SHIRKA SOOMALIDA LOO QABANAYO EE LONDON KA DHICI DOONA Hargeysa (xogreebnews.com)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (cai Guray) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiag muacaardka ah ee UCID ayaa soo dhaweeyay tallaabada Madaxwaynuhu qaaday muhaajidka oo arintaasi ka ahdlayana wuxuu yidhi Hargeysa (xogreebnews.com)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (cai Guray) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiag muacaardka ah ee UCID ayaa soo dhaweeyay tallaabada Madaxwaynuhu qaaday muhaajidka oo arintaasi ka ahdlayana wuxuu yidhi �Madaxwaynuhu tallaabada uu qaaday waa mid sax ah, waxa uu u qaaday jahadii saxa ahayd, waxa uu ku mutaystay inaanu ku hambalyeyno, waxaanuna leenahay halkaa ugala sii dhawow oo macnaheedu yahay in guud ahaanba wada-hadaladii aynu kula jirnay Somaliya aynu dib uga soo wada baxno� Hadalka Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (cai Guray aya ku soo beegbaya xili uu shalay madaxweyhne siilanyo ku dhawaqay in gabi ahanba xukuumada Somaliland ay qaadacday wada hadaldii u dhexeeyay somaliya iyo Somaliland,sidaasina wuxuu madaxweynu ka sheegay markii uu dalka turkiga ka soo labtay shalay. Ilaa hada ma caday taabada ay dawlada ingiriiiskuqaadi doonta madaama oo ay xukuumada Somaliland qadacday ka qayb galka shirka London ee dawlada ingiriisku dabada ka riixayso iyo weliba samaynta dhinaca siyaasada ee ay Somaliland ku yeelan karto diidmada ay diiday ka qayb galka shirka London Leave a comment |
|
XISBIGA MUCAARADKA AH EE UCID AYAA SOO DHAWEEYEY GO�AANKA UU MADAXWEYNE SIILAANYO KU QAADACAY SHIRKA SOOMALIDA LOO QABANAYO EE LONDON KA DHICI DOONA
Hargeysa (xogreebnews.com)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (cai Guray) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiag muacaardka ah ee UCID ayaa soo dhaweeyay tallaabada Madaxwaynuhu qa