Maxkamadda Rafcaanka Hargeysa oo burisay Xukunkii Maxkamadda Gobolka ee Sheekh Maxamud C/laahi Geelle

0
Saturday May 11, 2013 - 20:03:42 in Featured by Super Admin
  • Visits: 2220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Rafcaanka Hargeysa oo burisay Xukunkii Maxkamadda Gobolka ee Sheekh Maxamud C/laahi Geelle

    Hargeysa(xogreebnews.com- Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta soo saartay Xukun ka khafiifsan kii ay Maxkamadda Gobolka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com- Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta soo saartay Xukun ka khafiifsan kii ay Maxkamadda Gobolka Maxkamadda Rafcaanka Hargeysa oo burisay Xukunkii Maxkamadda Gobolka ee Sheekh Maxamud C/laahi Geelle
Hargeysa(xogreebnews.com- Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta soo saartay Xukun ka khafiifsan kii ay Maxkamadda Gobolka Hargeysi ku xukuntay Sheekh Maxamuud C/laahi Geelle kaasoo ah Lix bilood oo xadhig ah, halka markii hore uu ahaa sanad.
Xukunka Maxkamadda Rafcaanku burisay Xukunkii hore ee Maxkamadda Gobolka waxa kale oo ay laashay go’aankii ku lamaanaa ee ahaa in aanu Xadhiga Iibsan karin, iyadoo uu Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanku amray in uu Iibsan karo.



Afhayeenka Urur uu sheekh Maxamuud C/laahi Geelle ku dhawaaqay oo la yidhaahdo Cali Aar ayaa Waaheen u sheegay in barri aay u iibinayaan xadhiga inta u hadhay oo ah sadex bilood.
Go’aanka Maxkamadda rafcaanka ka soo baxay ayaa ka danbeeyay kadib markii Sheekh Maxamuud C/laahi Geelle Abiil ka qaatay Xukunka hore.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured