![]() Wasiir Xirsi oo Cannaan Kulul kula Dhacay Mulkiilaha Somalilandtoday, Kuna Eedeeyey Inuu Magac-dil ku Hayo–
Wasiirka madatooyada mudane xirsi Ali X Xasan ayaa canaan dheggaha Goostay, wiil oo uu adeer uu yahay isl markaasna uu isaagu uu sammeyey war geyska iyo web-sate-kaba , waxana uu wasiirka madaxtooyada ka xanaaqay kaddib markii la ogaaday inuu wiilkani sameystay
Wasiirka madatooyada mudane xirsi Ali X Xasan ayaa canaan dheggaha Goostay, wiil oo uu adeer uu yahay isl markaasna uu isaagu uu sammeyey war geyska iyo web-sate-kaba , waxana uu wasiirka madaxtooyada ka xanaaqay kaddib markii la ogaaday inuu wiilkani sameystay Emeilo, la diro maqaalo lagu caayo wasiirada kale, kuwaaso hada noqday kuwo fashil-may. Waxana xoggaha qaarkood tibaaxeen in Wasiirka wasaarada madaxtooyada Xirsi Cali xaaji xasan uu dhowaanahan-ba si qaawan dagaal ugu dhexeyey mid ka mid ah wasiirada dalka, kaaso uu adeeg-sanaayo warbaahinta uu xukuumo kuwaaso kolba dhinaac uu kaga imanaaya cida ay is hayaan wasiirka ama ay isku araagti noqon waayan uu adeegsada saxaafadda uu maamulo. waxyaabaha mujisooyinka ah ee dhaqanka aan hore lo arag ee ay ina bartay xukuumadan talada haysaa, waxa ka mid ah inay kooxo dhalinyaro ah oo lo xidhay shaadh saaxafadeed ay uu sameeyen wargeys-yo iyo web-set-yo kuwaaso uu lacag ku siiyo wasiirka madaxtooyada isl amrkaasna furro inay wax-ka qoraan cida ka siigo dheeraysaa.
Hadaba waxaan la yaabanay wiilka uu wasiirka madaxtooyada adeer uu yahay kaaso hada uu sameeyey wargeys lagu caayo cida xirsi qaniino iyo asxaabta mucaaridka ah, waxana uu wiilka lagu magacaabo Muniir Axmed Cigaal, kaaso samaysanaaya Emeilo magaacyyo badan, isago marar ay warbaahinta xorta ahii garan waayan cayda uu saxaafadda uu qaybiyo wiilkani ay baahin waayan waxa uu sammeyey dhacdooyin ay ku kaliftay kalsooni darro, waxaana uu hadda bilaabay inuu sameeysto Emeilo laga been abuuraayo magaacyada ha”yadaha warbaahinta xorta ah.
Kalsooni darida Muniir Axmed Cigaal eek u saab-san maqaalada af-lagaada ku ah madaxda qaran isaago tuubada maaliyadeed ay dhinaca ugu jirto balse waxaa uu wiilkaasi ku shaqeeya amarka wasiirka madaxtooyada kaaso wiilkan ku maal-geliyaa dhaqaale aad uu badan, kana soo xoreeyey haweenaydii dhoofisay,.Wiilkan yar ayaan lahayn aqoon warbaahineed oo ka horeysay intii ay dawladani dhalatay, balse waxa jiray oo aqoontiisu ahayd inuu yahay mu”dalab yaqaanada sidaa dadka cuntaada lo hor dhiggo.
Farxaan Samatar Daa’uud
Hargeysa/somaliland
Leave a comment |
|
Wasiir Xirsi oo Cannaan Kulul kula Dhacay Mulkiilaha Somalilandtoday, Kuna Eedeeyey Inuu Magac-dil ku Hayo–
Wasiirka madatooyada mudane xirsi Ali X Xasan ayaa canaan dheggaha Goostay, wiil oo uu adeer uu yahay isl markaasna uu isaagu uu sammeyey war geyska iyo web-sate-kaba , waxana uu wasiirka madaxtooyada ka xanaaqay kaddib markii la ogaaday inuu wiilka