![]() SIILAANYO OO LOO SAMEEYEY TAARIIKH AANU LAHAYN TAARIIKHDIISII XAQIIQDA AHAYDNA LA QARIYAY + AKHRISO TAARIIKHDA DHABTA AH EE SIILAANYO
xogreebnews.com- madaxwaynaha somaliland siilaanyo ayaa dusha laga saaray taariikh aanu
SIILAANYO OO LOO SAMEEYEY TAARIIKH AANU LAHAYN TAARIIKHDIISII XAQIIQDA AHAYDNA LA QARIYAY + AKHRISO TAARIIKHDA DHABTA AH EE SIILAANYO
xogreebnews.com- madaxwaynaha somaliland siilaanyo ayaa dusha laga saaray taariikh aanu lahayn iyadoo lawada ogyahay taariikhda siilaanyo, siilaanyo wuxuu caan ku yahay hadii taariikhdiisa runta laga sheego musuqmaasmuqa, cadaalad daradda iyo qaraabo hiilka
wakhtigii uu ahaa hogaamiyihii snm waxay snm inyar u jirsatay inay baaba’do waxaanu siilaanyo lagu macneeyaa hogaamiye aan daacad ahayn balse khiyaamo badan anigoon jeclayn inaan hoos ugu dhaadhaco taariikh xumadda siilaanyo waxaa hadana dadka reer somaliland si fiican u wada yaqaanaan taariikhda siilaanyo mana aha in si khalad ah dadka wax loogu sheego sida kuwan soo duubay muuqalkan beenta ah ee ay ku sheegeen taariikhda siilaanyo
HALKAN KA DAAWO
Leave a comment |
|