Xurguf Soo Kala Dhexgashay Dalaka Jarmalka iyo Turkiga

0
Friday July 21, 2017 - 18:00:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1576
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xurguf Soo Kala Dhexgashay Dalaka Jarmalka iyo Turkiga

    Wakaaladaha(xogreebnews)-Khilaafka u dhexeeya Turkiga iyo Jarmalka ee ku saabsan xadhiga qof u dhaqdhaqaaqa xuquuda aadanaha oo Turkigu xidhay ayaa sii xoogaysanaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakaaladaha(xogreebnews)-Khilaafka u dhexeeya Turkiga iyo Jarmalka ee ku saabsan xadhiga qof u dhaqdhaqaaqa xuquuda aadanaha oo Turkigu xidhay ayaa sii xoogaysanaya

Wakaaladaha(xogreebnews)-Khilaafka u dhexeeya Turkiga iyo Jarmalka ee ku saabsan xadhiga qof u dhaqdhaqaaqa xuquuda aadanaha oo Turkigu xidhay ayaa sii xoogaysanaya.

Wasiirka arimaha dibadda Turkiga, Mevlut Cavusoglu, ayaa cambaareeyey hadal ka soo yeedhay dhigiisa Jarmalka oo Turkiga ku sheegay meel aan nabad ahayn oo aan la tegi karin ama aan laga ganacsan karin.

Wasiirka arimaha dibadda Jarmalka, Sigmar Gabriel, ayaa mar sii horaysay dib u qaabeeyay digniin xaga socdaalka ah oo dalkiisu dadka iyo shirkadaha Jaramalka ah ugu digay in ay dib u eegaan qorshayaashooda ay ku doonayaan in ay ku maal gashadaan Turkiga.

Cavusoglu ayaa sheegay in Jarmalku ku dhaqmayo laba wajiilayn maadaama uu magangalyo siiyey waxa uu ku sheegay argagixisada PKK iyo kuwa Gulen taabacsan.

Waxaanay wasaaradiisu ka dalbatay Jarmalka inuu ixtiraamo xaqa Turkigu u leeyahay inuu la dagaalamo ururada "argagixisada ah” iyo in labada dal "diiradda saaraan yoolka ay wadajirka u hiigsanayaan mustaqbalka fog.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured