Gudoomiyaha Garabka dhalinyadarada Xisbiga Kulmiye Laanta Sweden oo Xilal Magacaabay iyo magacyada masuuliyiinta Cusub..

0
Saturday July 22, 2017 - 02:43:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Garabka dhalinyadarada Xisbiga Kulmiye Laanta Sweden oo Xilal Magacaabay iyo magacyada masuuliyiinta Cusub..

    Sweden(Xogreebnews)-War-Saxaafadeed:Xisbiga Kulmiye Iyo Xil Magacaabis Lagu Sameeyay Dhismaha Xisbiga Kulmiye Ee Garabka Dhalinyadarada ee dalka Swedan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sweden(Xogreebnews)-War-Saxaafadeed:Xisbiga Kulmiye Iyo Xil Magacaabis Lagu Sameeyay Dhismaha Xisbiga Kulmiye Ee Garabka Dhalinyadarada ee dalka Swedan .
Sweden(Xogreebnews)-War-Saxaafadeed:Xisbiga Kulmiye  Iyo Xil Magacaabis Lagu Sameeyay Dhismaha Xisbiga Kulmiye Ee  Garabka Dhalinyadarada ee
 dalka Swedan .
Juli  21/ 2017 | 
XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE 
.................................................
Ujeedo :xil Magacaabis
OG: Guddiga Fulinta Xisbiga Kulmiye 
Swedan Gudoomiyah Kulmiye ee Swedan . 
OG: Hogaanka Xisbiga Kulmiye Ee Swedan 
OG: Gudoomiyeyaasha Laamaha Xisbiga  Swedan. 
OG: Xarunta Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Hargeysa S/LAND
OG: Xoghayaha Guud Xisbiga kulmiye Hargeysa S/LAND


Kadib  markan wada tashi la sameeyay hogaanka Xusbiga kulmiye ee sweden.

Kadib markii aan arkay muhiimadda dhismaha Guddida Garbak dhalinyad  ee swedan xisbiga KULMIYE u leeyahay hawlaha iyo habsami-u-socodka abaabulka xisbiga 

Ka dib markii hogaanka sare ee Swedan   isla qaatay in la buuxiyo xilkii banaanaa ee Garabka. Dhalinyard 

Ka dib markii hogaanka xisbigu  isla qaatay baahida loo qabo in la dardargeliyo oo la dhaqaajiyo garabka dhalinyarada Ee dalka Swedan

Ka dib markii hogaanka xisbigu ku qancay inye  xilkaas ka bixikaran waxaanu isla qaadanay in  lagabilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 21juli 2017 Loo magacaabay xubnaha hoos ku qoran in ay noqdaan Guddida Garbaka dhalinyrad  ee xisbiga KULMIYE.Swedan 

1=Gudoomiye  Ku Xigeenka 1aad ee Garabak Dhalinyad swedan 
Abdullah Ibrahim ismail 
2=Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Garabka dhalinyad. Swedan 
Ahmed caaqil Abdulaah mohamed
3=Xoghayah garabka  dhalinyarada ee  swedan Xareed maxamed omer 

4 =Afhyanka Garbka dhalinyad Swedan 
Khayre ibrahim Ali

5 =Gudoomiyeh Abuubalka Iyo wacyi galinta  Abdihakim abubakar farax abdilahi
6=Xogahaya Abaabuulka iyo WacyiGalinta swedan  Umulkhayar maxamud 
7=Sacid  Cabdi Cismaan  (Siciid Africa ) Gudoomiyah a xidhiidhka  saxafad. Ee garabka  dhalinyarada 
8= Cabdisalan jamac aden Gudoomiyaha Garabka   dhalinyarta Ee Goblka  smÃ¥land

Waxa aan u rajaynayaa masuuliyiinta magacyadoodu kor ku xusan yihiin in Alle ku asturo, kuna guuleeyo gudashada masuuliyadda ka dhalanaysa xilalkooda xisbiga KULMIYE. EE SWEDAN.
ALLAA MAHAD LEH
______________________________________________

Guddoomiyaha garabka  dhalinyarada ee . Xisbiga KULMIYE ee Swedan. 
Mohamed bulshaawi


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured